Hargeysa : Macaamiisha Shirkada KaaH oo Mahanaq u diray Xarunta Kaah ee Hargeysa….
Macaaamiisha Shirkada Xawaalada Kaah ee hargeysa ayaa Mahadnaq Balaaran u diray xarunta Guud ee Shirkada Xawaalada Kaah ee fahdigeedu yahay Hargeysa waxa ayna sheegeen inay u soo kordhisay Adeeg wanaaagsan iyo waliba Tashiilad u fudueynaya in Macaamilku halak uu degan yahay ku helo Lacagaha loo soo diro ka dib Markii xawaalada kaah ay soo kordhisay laamo Cusub oo ay ka furtay hargeysa iyo Gobolada Soomalailand.
maxamed Xuseen Cabdi ,Cabdiraxmaan Cali Maxamuud ,Khadar Sheekh Yuusuf iyo ismaaciil Xuseen cawad oo aan kula kulmay Gudah Hargeysa waxa ay ii sheegeen ninay ku Faraxsan yihiin Horumarka Malainba Malainta ka Dambeysa ay ku talabsaneyso shrkada Xawalaada Kaah Xarunteeda Soomalailand ee Fahdigeedu yahay bartamaha hargeysa iyagoo Tilmaamay Macaamiishaasi aan la kulmay inay u fudueysay shirkadu Tasiilaadkooda helitaanka lacaga loo soo ditrayo ka dib markii laamo cusub hirgalisay Xawaalada kaah.
‘xawaaladaan waxaan ku aqaan degdegsiimo.daacadnimo.iyo Amaano’ ayuu yiri Maxamed Xuseen cabdi oo 45 jir ah mudo 6 samo ahna ka mid ahaa Macaamiisha Kaah hargeysa isagoo intaasi ku daray in xawalaada kaah a y atahy mid ku dayasho mudan waxa una sheegay inuu degan yahay xaafada Xero awr dhawaana halkaasi Shirkada kaah ay ka Furtay xaafiis Cusub oo runtii dadka deegaankaasi ku dhaqan ay aad u soo dhaweeyeen.
sidoo kale Ismaacil Xuseen Axme doo isna aan kula kulmay Idaacada hargeysa ayaa sheegay in Fursadaan u hada helay uu soo dhaweynayo islamarkaana uga Mahadcelinayo xawalada kaah xarunteeda hargeysa Guulaha la taaban karo ee ay ku talaabsatay.
waxa ay sheegeen Macaamiisha Shirkada Xawaalada kaah ooa an kula kulanay Hargeysa inay hada u fuduaatay helitaanka Lacagaha loo soo dirayo oo markii hore u tagi jireen Xarunta dhexe ee ku taala bartamaha Hargeysa hadana macaamil aksta nawaaxiga guriga uu degan yahay laga furay Xarun cusub oo ay soo kordhisay xawaalada KaaH taasoo u dhibyareysay aaditaankii Xarunta weyn Maadama xaafada Ay degan yihiin laga furay Farac cusub.
Xawaalada Kaah oo ah Horseedaha xawaaladaha aya mudadii ay ka furneyd Soomalaialnd waxa ay ku talaabsatay Horumar Muuqda oo aan la dafiri karin iyadoo soo kordhisay waxqabad ay ku diirsadeen Macaamiisheda kala duwan isla markaana Danta Guud Markasta ka hormarisa tan Caamka ah ee loogu adeegayo Shacabaka waxana Xarunta Kaah ay ku leedahay Hargeysa ka Howlagala maamul wanaagsan iyo Howlwadeeno loo carbiyay adeega macaamiisha waxaan Xaruntu ay furan tahay Sacadaha shaqada galinka Hore iyo galinka Danbe waana Goob Markasta Mashquul ah oo loogua deegayo macaamiisha Kaah.
dhinac kale Isbadal casri ah oo Bilicdiisu sareysio ayaa ka muuqda Xarunta weyn ee Xawaalada kaah ay ku leedahay Muqdisho waxaan markii aad booqato halkasi dubabab ishaadu qabaneysaa Bootrka Lagu Xarhday Midabka iyo astaanta lagu garto shirkada xawaalada Kaah waxana u Rajeyneynaa Dadaalkeeda inay Halakasi ka sii Amba qaado.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
![]() |
Socialize