Hargeysa :Mahadnaq ku socota Shirkada Xawaalada KaaH Soomaaliland………
anagoo ah Macaamiisha kala duwan ee ku dhaqan Deegaanada Soomaaliland Gaar ahaan waxaan halkaan Mahadcelin uga jeedineynaa Shirkada Xawaalada Kaah express Xaafiiskeeda Soomalailand ee Xaruntiisu Tahay Hargeysa oo Runtii Muujiyay Howlkarnimo iyo Daacadnimo ku dhisan Dadaal ka dib Markii uu Laamo kala duwan ku soo kordhiyay Magaalooyinka Soomalaialnd ee shirkadu ka howlagasho isagoo noo ufdudeeyay inaan ku helno si dhib yar Lacagaha ay noo soo dirayaan eheladeena iyo asxaabteena ku nool Dalka Dibadiisa iyo gudihiisa .
waxa ay sheegeen Macaamiisha Shirkada Xawaalada kaah ooa an kula kulanay Hargeysa inay hada u fuduaatay helitaanka Lacagaha loo soo dirayo oo markii hore u tagi jireen Xarunta dhexe ee ku taala bartamaha Hargeysa hadana macaamil aksta nawaaxiga guriga uu degan yahay laga furay Xarun cusub oo ay soo kordhisay xawaalada KaaH taasoo u dhibyareysay aaditaankii Xarunta weyn Maadama xaafada Ay degan yihiin laga furay Farac cusub.
Xawaalada Kaah oo ah Horseedaha xawaaladaha aya mudadii ay ka furneyd Soomalaialnd waxa ay ku talaabsatay Horumar Muuqda oo aan la dafiri karin iyadoo soo kordhisay waxqabad ay ku diirsadeen Macaamiisheda kala duwan isla markaana Danta Guud Markasta ka hormarisa tan Caamka ah ee loogu adeegayo Shacabaka waxana Xarunta Kaah ay ku leedahay Hargeysa ka Howlagala maamul wanaagsan iyo Howlwadeeno loo carbiyay adeega macaamiisha waxaan Xaruntu ay furan tahay Sacadaha shaqada galinka Hore iyo galinka Danbe waana Goob Markasta Mashquul ah oo loogua deegayo macaamiisha Kaah.
dhinac kale Isbadal casri ah oo Bilicdiisu sareysio ayaa ka muuqda Xarunta weyn ee Xawaalada kaah ay ku leedahay Muqdisho waxaan markii aad booqato halkasi dubabab ishaadu qabaneysaa Bootrka Lagu Xarhday Midabka iyo astaanta lagu garto shirkada xawaalada Kaah waxana u Rajeyneynaa Dadaalkeeda inay Halakasi ka sii Amba qaado.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
![]() |
Socialize