Yaa U soo Baxay Wareega kama Dambeysta ee Codeyntii 4 Geesoodka Fanka …………
Waxaa La soo Gaba gabeeyay Manata Wareega 2 codeyntii 4Geesoodka Fanka 2012-2013 waxaana Codeynta Waereega Labaad oo aheyd mid adag ay Natiijadii Noqotay sidatan iyadoo socotay Mudadii u dhaxeysay 9-19 Sabtembar 2012
wareegaan oo ah mid adag ayaa waxa uu socday 9-19 Sabtembar 2012,waxaan 4ta Santuuq Santuuqa A v B ka soo bixi doona 2 Abwaan iyo 2 Mulaxamiiste ee ugu cod bata kuwaasoo fooda isku dari doona Finalka,halka Santuuqa C iyo D ee dhinaca Heesaaga Wiilasha iyo hablaha ay u gudbi doonaan Wareega Kama dambeysta 3 Hobol ee ugu Cod bata Santuuqa C iyo Santuuqa D iyadoo codeyntu aanta Gashay maalintii 5 isala markaana loolanku sii xoogeystay
Santuuqa A…………… Santuuqa Abwaanada. waxa ay noqotay Natiijadii Codeynta
Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi waxa uu helay 11 cod
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame 4 cod
Abwaan Saciid Sh. Abuubakar’ilko jiir’ 7 cod
Abwaan Maxamuud Cumar Yare 3 cod
waxaa Halaabay 2 cod.
Wareega Finalka waxaa isagu soo Haray 2 Abwaan ee kala ah Cabdirashiid Sheekh BIixi vs Abwaan Saciid Sheekh Abuukar’ Ilko Jiir’
Santuuqa B…………….. Santuuqa Mulaxamiistaha waxa ay noqotay Natiijadii codeynta
Maxamed Karaama waxa uu helay 15 cod
Maxamed Qaasim Naaji waxa uu helay 4 cod
Bashiir Hanuuniye waxa uu helay 2 cod
Xasan Cujeer Cajabin waxa uu helay 6 cod
Waxaa halaabay 1 cod
Wareega kama Dambeysta Waxa isagu soo Haray Maxamed karaama iyo Xasan Cujeer cajabi
Santuuqa C……………….. Santuuqa Fanaaniinta Dhinaca Wiilasha natiijadii waxa ay noqotay sidaan
Axmed Cabdikariin Maxamed’ Axmed Biif’ waxa uun helay 17 cod
Cabdi shire Jaamac ‘Jooqle’ waxa uu helay 11 cod
Saciid Daauud Cali Masxaf waxa uu helay 5 cod
Cabdifitaax Axmed Tacabir’ Cabdifitaax Yare’ 9 cod
Fuaad Cumar Yare waxa uu helay 6 cod
Maxamed Daauud ‘ M.Jacbur’ waxa uu helay 0
waxaa halaabay 2 cod
Wareega Finalka Waxaa u Gudbay Axmed Biif,Jooqle iyo Cabdifitaax Yare
Santuuqa D………………… Santuuqa Fanaaninta dhinaca Dumarka waxaa ay u dhacday Codeyntii
Saynab 2 dhagax waxa au heshay 5 cod
Xaawo kiin waxa ay heshay 7 cod
Falis Cabdi waxa ay heshay 6 cod
Ikraan Caraale waxa ay heshay 6 cod
Farxiyo Fiska waxa ay heshay 5 cod
Surqa yareey waxa ay heshay 4 cod
Waxaa Halaabay 3 cod
Wareega Finalka waxa au soo gudbay Xaawo Kiin, Ikraan Caraale, iyo Falis Cabdi Falis
Wareega Finalka ayaa Bilaaban doona maalmaha soo socda hadii Alle idmo.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox
________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login