War deg deg ah: Wariye Xasan Yusuf absuge madaxii barnaamijyada idaacda Maanta ayaa goor dhaweed lagu dilay Muqdisho

Allaha u naxariistee madaxii barnaamijyada idaacda Maanta Xasan Yuusuf Absuge ayaa goor dhaweed kooxo hubeysan ku toogten meel ku dhaw xarunta idaacda Maanta xili uu kasoo baxay idaacda ayaa qolyo bustoolada ku hubeysan ku toogteen meel ku dhaw idaacda Maanta.

Arintaan ayaa imaaneeysa xili goor dhaweed aan kasoo laabanay aaska wariyayaal shalay lagu dilay iyana Muqdisho.

Qoraaladeena danbe ayaad uga bogan doontaa waxii kasoo cusboonaado arintaas.

________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on September 21, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login