Tahniyad .. Aroos Cali Sheikh & Faakhira Khalif

Anigoo kala aha ehelada iyo asxaabta labada caruus ee Ali Sheikh Adow & Fakhira Khalif  Muqtaar ayaa halkaan waxaan uga direenaa tahniyad farxadi ay ku dheehantahay: -

1. Axmed Abdi Duceysane
2. Sahra Sheikh
3. Faduma Sheikh Abukar
4. Mohamed Ibrahim Ayaanle
4. Ifrah Mohamed
5. Sa’diya Khalif Mukhtar
6. Abdikarin Mohamed Aalos
7. Ali Mohamoud Gudlawe
8.  Omar Sahal
9. Hooyo Shukri Hassan
10. Omar Abdi Hasan
11. Qadar Mohamed Abdi

iyo dhamaan ehelada iyo qaraabada aanan  halkaan kusoo koobi karin waxaan ilaahay uga baryeenaa in arooskaan uu noqdo mid la waaro.

Caruuska: Cali Maxmed Sheekh Cadow Cali Jowhar
Caruusada: Faakhira Khaliif Mukhtar

 

 

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on September 22, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.