Warar goordhaw nasoo gaaray ayaa sheegaya in usbuuca soo socda lagu wado in Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya uu soo magacaabo Ra,isul wasaaara cuusb oo soo dhisa gola wasiire.
Waxaana jira shaqsiyaad iyo siyaasiyiin loo saadaalinaayo in ay xilkaas qabtaan , waxaa si toos ah saacadihi ugu danbeeyay usoo shaac baxaya shaqsiyaadka ugu cadcad in ay qabtaan xilka Ra,iul wasaarha , iyadoo la sheegay in shaqsiyaadkaa ay magacyadooda yihiin kuwa miiska saaran oo lagu wado midkood in uu xilkaa qabto
Shaqsiyaadka la saadaalinaaya in ay xilkaa qabtaan ayaa kala ah :-
1-Dr Mohamed Cali Doodisha—— Mariixaan
2- Jeneral Muusa Xasan———–Ogaadeen
3 -Dr Cali Ciise———————Dhulbahante
Dad ku dhawdhaw Madaxtooyada ayaa ssheegay in sedaxdaa mas,uul midkood uu qaban doona xilka Ra,isul wasaaraha Soomaaliya ee lagu wado dhawaan in uu soo magcaabo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.
Hadaba Ra,isul wasaaraha cusub ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha dowlada Fedaraalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud uu todabaadka danbe uu soo magacaabo , iyadoo ay jiraan shaqsiyaad la hadal haayo oo ay ugu cad cad yihiin shaqsiyaadka aan kor kusoo xusnay.
Share on Facebook
![]()
|
![]() |
Socialize