Wasaarada Arimaha Dibada oo tacsi u dirayso Eheladii Maxuum Edson

Dhambaal tacsi ah oo ay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya ay maanta soo saartay oo ay ugu dirayso Qoys, Eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Maxamed Cusmaan Aadan ‘Edson’.

____________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on September 24, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.