Wareeegii Finalka Codeynta 4 Geesoodka Fanka oo Maalintii 4 gashay…….
Waxaa Maanta oo sabti ah galay Maalintii 4 Codeynta 4 Geesoodka Fanka 2012-2013 waxaana Wareegaan oo ah mid lagu kala baxayo cod 2 dheeri ah ay u dhici doontaa sidatan iyadoo Codeyntu socon doonto 26-6 Oktoobar2012.
Qofka Codeynayaya 4ra Santuuq waaa ka qeybgali kara a codeynteeda lakiin uma codeyn karo 2 fanaan,ama 2 abwaan ama 2 laxamiiste.
Santuuqa A ww Abwaaanka Sanadka 2012-2013 oo ah Wareega 3 ee Finalka waxaa isagu soo Haray
Cabdirashiid Sheekh Biixi
Saciid Sheekh abuubakar’ Ilkojiir’
Santuuqa B Laxansameeyaha waxaa isagu soo Haray Finaka Laxamistaha sanadka 2012-2013
Maxamed Karaama
xasan Cujeer cajabi
Santuuqa Fanaanka Sanadka 2012-2013 waxa isagu so Haray wareega 2 ee Finalka
Axmed Cabdikariin Maxamed ; A. Biif,
Cabdi shire Jamac’ Jooqle’
Cabdifitaax Axmed Tacabir’ Cabdifitaax Yare’.
Santuuqa Fanaanada Sanadka 2012-2013 waxaa isagu soo Haray Finalka Wareega 3 ee Kama dambeysta
Xaawo Kiin
, Falis Cabdi
Ikraan Caraale.
ku soo codee Iimeykaan.
Uurdoox2011@hotmail.com
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
![]() |
You must be logged in to post a comment Login