Home » 2012 » October
Amb. Americo ‘Maamul usameynta Kismaayo waa shaqo u taalo Dowlada Soomaaliya’

Amb. Americo ‘Maamul usameynta Kismaayo waa shaqo u taalo Dowlada Soomaaliya’

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi Amb. Maxamed Cali Nuur (Ameerika) ayaa sheegay in howlaha maamul u sameynta Kismaayo aanay aheyn howl u taala IGAD ama AMISOM. Amb. Ameerika oo wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in Maamul u sameynta Kismaayo ay tahay shaqo u taal dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka. “Howsha [...]

Share on Facebook
Beesha Karanle oo baaq u dirtay dowlada

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen siyaasiyiinta aqoonyahanada culumaa’u diinka iyo haweenka kasoo jeeda beesha Karanle oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa waxa uu ahaa mid talooyin loogu jedinayey dowlada cusub ee Soomaaliya, gaar ahaan Ra’iisul Wasaare Saacid oo dhawaan looga fadhiyo soo dhisida xukuumadiisa cusub ee Soomaaliya.  Ugu horeyn kulanaka ayaa laga soo sooray [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Daawo Muuqaalada Taliyihii Baladweyne lagu dilay

Taliyihii Ciidamada Booliska ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Muumin Ildhigte, ayaa waxaa maanta lagu dilay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan. Dilka Taliyaha ayaa ka dambeeyay markii uu doonaayay in uu isbaaro ka qaado Magaalada Baladweyne, oo ay dhigteen ciidan ka tirsan Dowladda, ayaa waxay kala hor yimaadeen rasaas. Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Dalka soomaaliya waxa uu qeyb ka yahay wadamada lagu dhibaateeyo dadka aftahanada ee bulshada katilmaaman  una shaqeeya qeybaha warbaahinta haddii ay ahaalaheyd idaacad, talevition, wargeys, iyo websit dhamaanteen dhibtu wey nagaartay hadana mamuuqato dowlad iyo urur gaara oo inadaafacaya iney na dhibaateeyaan maahane. Hadaan nahay Dadka hoosyimaada qeybaha warfaafinta dhamaanteen waxaanu nahay dambiilayaal inagoo ushaqeeneena bushadeena [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Dambiile loo wado in uu noqdo wasiir!!!

Wararka goordhaw naga soo gaaray Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in wasiir ku xigeenka ahna wasiirka wasaarada Gaashandhiga Soomaaliya loo wado mid kamid ah Duuliyayaashii Duqeymaha xooganaa 1988-Kii ka geesaty Magaaladda Hargeysa iyo Burco. Masuulka loo wado Wasaaradda Gaashan dhiga ayaa lagu soo waramaaya in lagu magacaabo Khaliif Ciise Mudan oo kamid ahaa raggii duqeeyay Hargeysa [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Hoggaamiye kooxeedkii waxqtigiisu dhacay Bare Hiiraale ayaa iminka hubeynaaya Beesha Mariixan oo uu isagu kasoo jeedo, Bare hiirale ayaa haminaaya inuu dagaal kula wareego Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose oo iminka ay ka amriyaan Maleeshiyadda Axmed Madoobe. Bare Hiirale ayaa lagu soo waramaaya in Hub iyo Gawaari dagaal uu ugu deeqay maleeshiyo katirasan [...]

Share on Facebook
Continue reading …
RW Saacid oo lagu wado inuu ku dhawaaqo golihiisa Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada, iyadoo magaalada Muqdisho ay ka jirto hadal heyn badan oo ku aadan magacaabista Golaha Wasiirada. Wararka ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada cusub uu ka bedelan yahay kuwii Xukuumadihii hore, waxaana xukuumadan ay la imaan doonto waji [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in askari ka tirsan dowladda uu dil u geystay Taliyihii Ciidamada dowladda ee Gobolka Hiiraan. Taliyahan oo lagu magacaabayay Muumin Il-dhigte ayaa waxaa toogtay askari ka tirsan dowladda, kadib markii Askar dhigatay jidgooyo gaadiidka lacagaha looga qaadayay oo ay dhigteen Ciidamo ka tirsan dowladda. Wararka ayaa sheegaya in [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Ohio’s Somali voters have swing-state power

rfi |Tuesday, October 30, 2012 | By Sarah Elzas | A week before election day in the United States, all eyes are on swing states and on Ohio in particular. The state is split between Democrats and Republicans but also has many undecided voters. The state capital, Columbus, is home to the country’s second-largest Somali [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Koox Burcad South Afrikan ah ayaa Madaxa ka toogatay Cabdikariim Cadaawe Cali Geedow oo ah 19Sano Jir Soomaali ah xilli uu ka shaqaynayay Dukaan ku yaala Xaafad ka mid ah Magaalada Cape Town Ee Wadanka Koonfur Afrika. Dhibane C/Kariin Cadaawe Cali oo aan Kula kulmay Gudaha Xaafada ay soomaalida ka dagan tahay magaalada Cape Town [...]

Share on Facebook
Continue reading …