SEJNAS oo Dalbaneysa in Dib Xoriyadooda Loo Siiyo Weriyayaasha HCTV Nayroobi

Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Kenya oo marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano SEJNAS waxa uu dalbanayaa in sida ugu dhakhsiyaha badan ay ciidamada ammaanka Dalka  Kenya ay xoriyadooda siiyaan Hawl-wadeenada HCTV xafiiskooda Nayroobi, kuwaasi oo
maalinimadii Axada ahayd lagu xiray xaafadda Juja Roda Estate oo ay weriyayaashani kasoo  tebnayeen bam gacmeed lagu weeraray Kaniisad ku taalla xaafadaas oo ay ku dhintay hal cunug halka 8 kalena ay ku dhaawacmeen.

Lifaaqan hoose ka akhriso War Saxaafadeed uu Ururka kasoo saaray xariga Madixii HCTV Nayroobi Axmed Cabdiraxmaan Haybe, Sawir Qaadihii HCTV Cabdicasiis, Weriye Cabdifitaax  Maxamed Cilmi, iyo Darawalkoodii oo lagu xiray Nayroobi.

http://www.sejnas.org/2012/09/30/sejnas-oo-dalbaneysa-in-dib-xoriyadooda-loo-siiyo-weriyayaasha-hctv/

Somali Exiled Journalists Network Association [SEJNAS]
Information Desk:Telephone Number +254-734774233
Email address: info@sejnas.org

 Website: www.sejnas.org

 

Xafiiska Wararka | Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya

_______________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 1, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.