Booqashadii Madaxweyne Xasan ee Baydhabo
Mogadishu, Somalia, October. 01, 2012 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo barqadii maanta ka duulay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport ayaa gaaray magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.
Share on Facebook
Other Interesting posts:

Posted by
QOL Admin
on October 1, 2012. Filed under
Warka Maanta.
You can follow any responses to this entry through the
RSS 2.0.
Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.
You must be logged in to post a comment Login