Waxaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa Hooyo Naima Yasin Ahmed Rage iyo Aabe Cali Yalaxow Calasow oo dhawaan wiil ugu dhashay cisbitaalka Humber River ee magaalada Toronto, Friday September 28, 2012, willkaas oo loo bixiyay YAASIN Cali Yalaxow.
Dhamaan asxaabta, qaraabada iyo ehelada Naima iyo Cali waxay leeyihiin YASIIN Cali Yalaxow ILAAHAY ha kadhigo wiilkii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisa anfaco… Aamiin…… Aamiin…… Aamiin…
Anagana hadaan nahay bahda Qaranimo Online waxaan hambalyo midaa lamid ah u direynaa Naima, Cali, Maandeeq iyo Mahadho wiilka kusoo kordhay reerka.
Xafiiska Wararka | Qaranimo Online | Toronto, Canada
_____________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login