Kooxda Difaacaneysa Championns Liguae vs Kooxda Koobka Ku cusub Caawa Maxaa kala heysta……………

Kooxda Difaacaneysa Championns Liguae vs Kooxda Koobka Ku cusub Caawa Maxaa kala heysta……………
Guruubka E oo ka mid a Guurubyada kala duwan ee Koobka Champions Liguae 2012-2013 waxaa Caawa kulan ka Tirsan tartankaasi Wadanka Denmark uu ku dhex Marid oonaa Koxda Difaacaneysa Kobkaan ee Chelsea vs Koox ku cusub ka qeybgalkiisa oo ka dhisan Dalkaasi Denmarki Kooxdaasi oo lagu Magacaabo Fc Nordsjaelland .

2 koox ayaa Kulankooda oo ka dhacaya Dalka Denmarki uu Bilaaban doona Geeska afrika saacadiisa 9-45 Habeenimo waxana Guruubkaan Ciyaarta la sugayo ay caawa dhex Mari doontaa Kooxaha Juventus vs shaktar Donetsk oomarti ku ah Garoonka Naadiga Juventus ee Toriino Dalka Talyaaniga,

Kooxda Chelsea oo garoonkeeda 2-2 kulankeedii ugu Horeeyay kula gashay Juventus aya caaw alooga fadhiyaa inay 3 dhibcood Tirsadaan si aysan wareega 1 qalqal uga galin.
Hadaba Chelsea oo dfaacaneysa Kobkaan iyo Fc Nordjslland oo ku cusub Tartanka maxaa ka soo bixi doona Ciyaarta dhexmari doonta.

Kulanka caawa Daawadaayaasha kala duwan ee Koobkaan ay ilgaara ku ahyaan uguna adag kulmada Caawa wa akan u dhaxeeya Benfifica vs Barcelona oo ku Jira Guruub G.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 2, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.