Comments on: Xasuuqa dhacaya: shalay iyo maanta!

By: Runta Sheeg
Aree xaa tiri?

Qabiil iyo Qurun ayaa lafaha idinka galay?

Aree Hawiye aa dhibka iyo xasuuqa dadka iyo dalkaba u gaystay!

Ka bilow awoowgaa, adeerkaa, abtigaa, iyo mooryaantii ilma adeeradaa ahaa!

Su’aal haddii Xabashi lala dagaalay oo reerkaa ay la dagaaleen, ka waran markii la doortay Shariif Tuug inuu baryo tagay, oo illaa hadda ay Soomaaliya ku dhex jiraa oo aadan ka hadlin!

Kenya waxay ku joogaan Mandate uu Shariif Tuug u saxiixay, balse Kismaayo Hawiye ma leh!kkkkkk!  Maxaa Habashiga uu Soomaaliya u joogaa? Muxuu Tarzan uga hadli waayay iyo wiilkiisa Abdiqaasim!