Barcelona iyo Malaga oo Caawa wada jira, Halka Real Madrid vs Atletico Madrid ay wada socdaan…..

Barcelona iyo Malaga oo Caawa wada jira, Halka Real Madrid vs Atletico Madrid ay wada socdaan…..

Naadiga Barcelona ee 18 dhibcood ku Hogaaminaya Horyaalka La ligaha isbeyn 2012-2013 ayaa Caawa Kulan adag oo ah meertada Hore ee El Clasico waxa ay la ciyaareysaa Kooxda xafiiltanku kala dhaxeeyo ee Real Madrid oo ay il gaara ku eegeyso sidii ay siaga celinlaahayeen,halak isha kalana ay ku ahayan natijada Kulanak u dhaxeeya Atletico Madrid vs malaga oo hadii Malaga laga badiyo iyadana laga badiyo markaasi Hogaanka ay kala wareegayaan Kooxda Atletico Madrid sidaan ku helayaan 19 dhibcood Marka indhaha kooxda Bracelona waxa ay Caawa u jeedaan Caasimada isbeyn ee Madrid ee ay ka wada dhisan yihiin Real madrid vs Atletico Madrid.

Barcelona hadaba waxaa horyaala 2 daran mid dooro maka wada baxsan kartaa dabinada ku gadaaman kulanka caawa,sidoo kale Real madrid ma u celion kartaa Caawa AStletico Madrid.
Hadii xaalka barcelona sida ayahay Malga ayaa ah caawa saaxiibkaa Barcelona oo qudhisia doonaya inuu soo cariirsado kaalinta 2 una baahan inuu kaalintaasi kala wareego Atletico madrid la arkid onee xaalku waxa uu ku danbeeyo inaywada guuleystaan Barcelona vs Malaga iyo Real madrid vs Atletico Madrid.
Kooxaha wada jira ee Barcelona vs Malaga waxa ay donayaan anay helaan 21 dhibcood,iyo 17 dhibcood,Kooxaha wada socda ee isku magaalada ka dhisan ee Real madrid iyo Atletico madrid iyaguna waxa ay doonayaan inay kala helaan 13 dhibcood iyo 19 dhibcood labada dhinac kee fudud oo Riyadiisu u Rumoobi Kartaa

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed cabdule’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 7, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login