Faroole kuma qancsaninn r/wasaaraha cusub

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr C/raxmaan Faroole ayaa shaaca ka qaaday in maamulkiisa uu taagersanyahay Raisul wasaaraha Cusub ee iminka uu Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheikh

Faroole ayaa carababay inay jireen Balamo badan oo u dhexeeyay isaga iyo Madaxweyne Xassan Sheikh hayeeshe balantaasi looga baxay waxa uuna tilmaamay inuu taageersan yahay Xukuumadda balse iminka niyadiisu aysan ahayn mid ku qanacsan

Faroole ayaa sidoo kale sheegay inuu jiray Shaki ku aadana Balantii dhex martay isaga iyo Madaxweynaha laakiin isaguna uu iska indhatiraayay in madaxweynaha uu balantaasi ka baxaayo balse uu sakiyay maalmihii lasoo dhaafay kadib markii lagu soo celiyay Warqadii uu u diray Xafiiska Madaxweynaha Somalia

Ugu danbeyntii C/raxmaan Faroole waxa uu sheegay in qalbigiisa uu yahay saafi kuna qanci doono ,magacaabista Raisul wasaaraha balse uusan si toos ah ula shaqeyn doonin

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 7, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login