Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Hindiya ee Soomaaliya Ambasador Sibabrata Tripathia

Mogadishu, Somalia, October,07, 2012 |  War-Saxaafaddeed: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Hindiya ee Soomaaliya Ambasador Sibabrata Tripathia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Safiirka Hindiya ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labadda dalka , Ganacsiga, Dib u dhiska, Horumarinta, Ammaanka, iskaashiga labada Dowladood iyo arrimo kale.

Ugu dambeeyntii Ambasador Sibabrata Tripathia ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha cusub ugu hambalyeeyey xilalka cusub .

- Dhamaad –

Suldan A. Farahseed

Agaasimaha Warfaafinta

Xafiiska Madaxweynaha

Moqdishu, Somalia, media@presidency.gov.so

__________________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 7, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login