El.Clasico. Barcelona vs Real Madrid oo Xalay kala bixi waayay 2-2.
Kulanki El Clasico isbeyn Lugtiisa Hore ee Lalaigaha Horyaalak isbeyn ayaa socda caawa kaasoo ka dhacaya Garoonka New Cump ee Kooxda Barcelona waxaana Ciyaartaan adag ay u dhaxeysaa Barcelona vs Real Madrid.
Galankii Hore ee Ciyaarta ayaa Goor dhweyd soo idlaaday,waxaana labada Koox ay soo bandhigeen Ciyaara dag oo u badan dhexda,Kooxda Real Madrid ayaa la hormaraty Goolak daqiiqadii 22 waxan Kubad dadab ah oo uu dusiyay 9 Banzema bidix ku dhaliyay Ronaldo,2 daqiiqp ka dib Goolka Barcelona waxaa Birtiisa Garaacay Benzema iyadoo kuabad ka soo booday Birtana uu dhinac Maryay 22 Di Maria Fursadaasoo taagerayasha Real madrid ay u Kaceen una qaaten mid dhaltay.
Kooxda Martida looa ahaa ee Barcelona waxa ay qaday weraro kala duwan Kubad uu soo laanjeeyay Bedro kuna sii dhaacday Difaaca Real madrid Pepe waxaa afka Goolka Realmadrid inta uu ku koontarooshay shabaqa u diray 10 Messi kaasoo ciyaartat ka dhigay 1-1.
Labada Kooxood aya qeybtii Hore kulanka Lugta hore e El Clasico ku kala nastay 1-1 intii qeybti hore socotaya waxaa ka baxay barcelona Diafacooda Reer Brazil Danial Alvez.
qeybtii danbe markii la isagu soo Laabtay Messi iyo Ronaldo oo Xalay isagu faanayay Goolasha aaya kala dhaliyay 2 gool ee danbe waxaana hormariyay Barcelona messi oo laad xor ah u dhaliyay oo Bulusiyone ah ,wax yar ka dib Ronaldo ayaa Gool qurux badan oo uu u dhigay saaxiibkiis Ozil ugu labeeyay Rela Madrid waxaan Ciyaartii ay ku dhamaatay 2-2
waxa diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
![]() |
You must be logged in to post a comment Login