Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo Ku sugan Hargeysa…………

Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo ka mid ahaa Musharxiintii 10kii Bishii hore u Tartamay Doorashada Madaxweynaha Soomaliya ay Booqasho ku Jooga Xarunta Soomalailand ee Hargeysa halkaasoo uu u yimid ka qeybgalka aaskii loos ameeyay Abwaan AUN Maxamed Jaamac Dhamac ‘Gaariye’oo dhawaan lagu aasay Hargeysa.

Yuusuf Garad umar Axmed ayaa Booqday jamaacaha hargeysa waxaan uu runtii ku farxay Dadaalka wanaagsan ee ay ardada ku dhaqan hargeysa u Muujiyeen iyo Kaalinta Macalimiinta wax ka sdhiga jaamacadaha oo uu soo dhaweeyay qaabka ay wax u baran ardeyda Soomaailand ku dhaqan.

Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo mudo dheer ka shaweynayay BBCda laanteeda afka soomalaiga kana soo noqday tafafatiraha BBCda ayaa sanadkaan 2012ka u xubsiibtay dhinaca siyaasada waxan uu Kalaimaha dhexe ka galay Codeyntii Baarlamaanka Soomaaliya ku dooranayay Madaxweynaha Soomalaiya isagoo helay 8 cod.

.

Xafiiska Wararka | Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaliya

___________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 13, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.