Kulan lagu Taageerayo Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay Magaalada Vastras ee Dalka Sweden.
Kulan Lagu Taageraya Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayna Soo abaabushay Marwo Baarliin Cadawe oo ka mida haweenka jalaiyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Vastras ayaa Lagu Qabtay Shalay Magaalada Vastras ee Daka Isweden.
Marwo Baarliin Cadaawe oo Kulankaan sooq aban qaabisay Halkaasna ka hadashay ayaa sheegtay in Loo Baahan Yahay in La dhiirigaliyo Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ka qeyqaadanaya Difaaca Dalka waxa ayna ugu baaqday Jaaliyada ku dhaqan Isweden inay Kaalinta kaga adan ka qaataan Dhiirigalinta iyo Taakuleynta Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee Heegan u ah Maalin iyo Habeen Difaaca Dalka.
‘Waxaan leeyahay Jaaliyada Sweden Walaalayaal waa inaan Taakuleynaa Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed waadna la socotaan Howsha baaxada leh ay qabteen’ayey Tiri baarliin Cadaawe oo Runtii ay ka muuqatay Dareen ay ku taagereyso Ciidamada Xooga Dalka Soomalaiyeed.
qaar ka mida ka sooq eybgalyaashii Kunkaasi aaya ku amanaay Baarliin Cadaawe oo aheyd marwadii soo agaasintay inay hiil iyo Hoo Kalaintooda la garab istaagi doonaan Ciidamada taakuleynata lagu caawinayo isla markaana Howsha ay Bilowday Baarliin cadaawe ay tahay mid ku dayasho mudan.
Baarliin Cadaawe waxa ay ka mid tahay Jaaliyada Sweden qeybaha Bulshada ugu Firfircoon Kaalin door ahna ka qaata Howlaha arimaha Bulshada
Share on Facebook
![]() |
Socialize