Xulka Itoobiya oo Guul Ka gaaray Galabta Kulankii Xulka Sudan

Xulka Itoobiya oo Guul Ka gaaray Galabta Kulankii Xulka Sudan

Xulka Qaranka Itoobiya ayaa Galabta 2-0 uga badiyay Xulka Martida u aaha ee Sudan Ciyaar ka dhcdau Caasimada Itoobiya ee Adis Ababa waxaana kulankaan uu ka Tirsanaa Is reebreebka Kobka Aduunka 2014ka ee Wadamada qaarada Afrika.

Ciyaartaan oo aheyd mid adag waxa qeybtii Hore Lagu kala nastay 0-0 Hase yeeshee Qeybtii danbe Markii la isagu soo Noqday Xulka Itoobiya ee Martida loo aaha waxa ay bilaaben dardar iyadoo ay u surta gashay inay dhaliyaan Goolkii 1 Daqiiqadii 61 waxaana Goolka u dhliyay Ciyaaryahan A,Girma, Daqiiqadii 64 waxaa u labeeyay Sudan Ciyaaryahan S.Saldin waxaana Ciyaartii ay ku soo Gaba gabowday Itoobiya oo 2-0 ku samirsiisay Sudan

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 14, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login