Comments on: Madaxweeyne Xassan ma badbaadin doona Puntland?

By: colow
wadani aa wadani xaal ha qaato. ninkaan ka shaqeenaya nacaybka,isku dirka iyo kala qaybinta shacabka ma istaahilo wadani in la dhaho ee waa kaabo qabiil. wakhtigaaga geli wax wanaagsan si aad ALLAH ugu dhowaato.

By: Guure Cabdi
Dr.Hirabe Sweden waxa uu ka yahay cidna lama weeydiinaayo,Mudulood ragii hubka qaatay ee siyaasada ku fashilmay ee H/abgaal ayaa cido dhigay Dr.Hirabe weligiis waa ka soo horjeeday mooryaanta Mudulood sida Maxed dheer,B.Raage,Cali Mahdi,Cali Geedi,Sheekh Shariifna aad ayuu u taageeray xiligii Maxkamadaha akhristow aqri mudulood.com waxuu Shiikha ka soo horjeedasday markii Shariif Garowe uu talada iyo siyaasada somalia kula shirkoobay oo runtii aheeyd cadaalo daro somali oo dhan ayaa diiday arinkaas.

Dr.Hirabe geesi wadani ah ayaad tahay cidna kama qarsana fikirkaaga sidii qoraxada u cadaa waad ku mahadsan tahay fadlan sii wad qoraalada xaqa ah.

wabilaahi towfiiq

By: Dhagdheer
WAA LAYSKU DHAGAN YAHAY ILLAHAYOW NA KALA BADBAADI, CAJALADIHIINI XASUUQA BAA LA SOO WADAA IYADA OO MARXUUMADII MAGOOLNA AY HEESIHII GUBABADA QAADEYSO, MAXAA YEELAY MADAXWEYNE CULUSOW, AYAA YIRI XASUUQII SOOMALILAND LOO GAYSTAY MANHAJKA AYAA LAGU QORAYAA AWAY KII DAROOD, DIGIL IYO MIRIFLE, JUBBOYINKA, SHABELLADDA DHEXE,MUDUG, XERYIHII QAXOOTIGA JALALAQSI, IYO TII CALI MAHDI IYO CAYDIID AY KU GUMAADAN BELIHII HAWIYE, NIN WALIBA WIXII UU GAYSTAY BAA LAGA GUDAYAA, HADDAY NOO BILAABATAY, ISAAQ AYAANA NOO BILAABAY, CULUSOWNA WAA U MARKHAATI FURAY.

By: Jimcale Maxud
Dr.HIrabe sida uu Mudulood wax ugu sheegay uguna caqli celiyay ka aqri Mudulood.com ,Dr.Hirabe qormooyinkii uu qoray waxbadan ayeey dib u dhigeen,dad Mudukood ahne caqli ayeey ku yeesheen,dib u fiiri kuwii darajada iyo dhaqaalaha ka helay dagaalkii sokeeye sida uu ugu horyimid,Dr.Hirabe ilaah haku xafido wallaalhi somali oo dhan ayaad wax u qabatay ninka Mudulod sheegayo malaha waa H/abgaal oo ku fashilamay siyaasada dalka ka socotay waana kuwa aanan kuu quurin darjo iwm somali waa ogtahay sida aad Majeerteen iyo H/abgaal kaga hortimid siyaasadii lagu shaqeeysanaayay H/abgaal laguna gumaadaayay Hawiye,shaqaalihii C/aahi Yusuf ayaa weli hadlaya.Dr.Hirabe nooloow kun jeer weligaa ilaah haku xafido.Sweden waxa uu ka yahay HIrabe cidna kama qarsana bal kaalay Stockholm iyo Göteborg ama Malmö

Jimcale Maxud

Sweden

By: Said
Been badnaa Hirabe, R/wasaare Saacid wauxuu ka mid ahaa xubin muhiim ah ee Isbahaysigii Dooxatada Jubba. Mise kuwii dadka ku laayey Jubboyinka oo loo yaqaanay Walaalaha Galgaduud oo ahaa H/gidir iyo Mareexaan ma uu yaqaano beelaha ay galaan. Doqon.

By: guest
To; Hirabe

dabcan sida lagugu yaqaan waxaad tahay oday aad u neceb in affaarihiisa la soo faragashado laakiin jecel inow dad kale wax ka sheego  Anaga hadaan nahay beesha MUDULOOD maxaad noo qabatay, reer Puntland iyo reer S\lan iyo J\land wax bay qabsadeen. runtii waxaa anaka dib noo dhigay dadka sidaada camal xaasidka ah.

By: guest
TO: Hirabe

Markasta oo dowlad Soomaaliyeed la dhiso dad ayaa ka carooda waxayna isugu jiraan sidan:

1. dadkii qaranka dumiyey welina haysta hanti ma guurta ah oo ay bililiqaysteen sida GURYO iyo BEERO IWM

2. kuwo ka maran wadaniyada oo ku xiran cadow ajnabi ah ha ahaadeen  wadamada deriska ama wadamo kale

3. kuwo ka ganacsada waxyaalo xaaraan ah sida (cocaneor drug) maandooriyaha kuwaas oo meelo ka mid aha dalka ku beeray .

marka allah laga cabsado oo run la sheego adigu kuwaan sadexda ah midkood ayaad soo geleysaa. waxaa kale oo aan dad badan ka qarsoonayn in dacwad la xiriirta fal anshax xumo ay kaaga socoto wadanka aad joogto ee Sweden. gadaal ayaan ka soo sheegi doonaa warkaas markaan xogtaada soo ururiyo.

By: DHagdheer
HASSAN MAXAMUUD CULUSOW MUXUU SOO WADAA?

By: Cali nuur
To:Hirabe

xaqiiqda adyaad ka hadashay nin caytamaa afkiisa ayuu ku yaal,waa doqn haddii loo hiiliyay waa uu caytamaya,Dr.Hirabe somalinimo ayaa kaa muuqda wadani ayaad tahay ilaah ishooda hakaa qabto xoolaha reer Garowe