Waxaa loo codeynayaa Weeraryahankii Ugu Wanaagsanaa Soomaaliya Waxii ka horeeyay 1991kii,waxanaa Codeyntaan aan ku jirin Marxuumiinta Geryootay ee lagu xasuusto Booskaasi.
Hadaba 12kaan weraryahan ee aan u soo xulnay inay u Tartamaan Weeraryahnkii Ugu Wanaagsanaa Soomaliya barisamaadkii yaad u dooran laheyd Weerayahnkaasi waxana Codeyntaan ay socoeysaa 13-20 Bishaan Oktoobar 2012,iyadoow areega Finalka ay ku Hardami doonaan 4ta ugu cod bata kuwaasoo ku kala qaadi doona Cod 1 dheeria h,hadii 2 musharax ama 3 ay isku cod noqdaanwareeg kale oo kama dambeysa ah ayaa loo qabanaya hadii alle idmo.
Musharxiinta loo codeynayo waxa ay akla yiniin Kuwaan Hoos ku qoran,waxana Codeeyuhu dooranaayaa mid ka mida tartamaaysha Ku Loolamaya Weeraryahankii Ugu Wanaagsnaa Soomaaliya.
Saciid Ducaale
Muqtaar Maxamed Axmed’ M. Cuti’
Muriidi abanauur Abati
Maxamed Ismaaciil ‘ Siteey’
Nuur Suufi ‘Nuur Gaab’
Cabdulaahi Maxamuud Sarxaan’ eenow’
Maxamed Xaaji Uureey
Khaliif Shire Muuse’ Riiko’
Xasan Cafiif
Cabdi Cismaan Nuur’ Budiiste’
Axmed Cabaas Busuri
Axmed Nuur Shiino
Ku soo codee Iimeylakaan.
Uurdoox2011@hotmail.com
Waxaa diyaariyay. Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
_________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login