Kulmao ka Tirsan isreebreebka Koobka Aduunka 2014 ee Qaarada Yurub ayaa la ciyaari doonaa Caawa kuwaasoo qaar ka mida Fiiro Gaara loo leehaya Qabsoomidooda waxaana Kulmada dhici doona 16ka Oktoobar 2012 Maalinta FOA ka mida kuwa ugu Xiisaha badan.
Spain vs France Guruub I Labadaan Xul Tii Badisa aya hogaanka Guruubkaan ku qaban doonta 9 dhibcood lugtiisa hore. Xiliga ay dhaceyso 11.00 Habeenimo
Germany vs Sweden Guruub C Xiliga ay dhaceyso Ciyaartaan 9-45 habeenimo
Italy vs Denmark Guruub B xiliga ay dhaceyso Ciyaartaan 8-45 habeenimo.
Poland vs ENGland Guruub H Xiliga ay Ciyaartani dhaceyso 11.00 Habeenimo.
sidoo kale Kulmada iyaguna aan dabyar shideyn Caawa waxaa ka mida
N.B Kulanka u dhaxeeya Spain vs France waxa uu si gaara ugu dhaxeeyaa saaxiibada Real Madrid kuwada jira iyo kuwa kuwada jira Man Ciy
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
__________________________________________
Share on Facebook
![]() |
Socialize