Soomaalida Minnesota iyo Ka-qeyb-galka Siyaasadda

Faallo uu qoray wargeyska Star Tribune oo ka soo baxa gobolka Minneosta, dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in Soomaalida gobolkaasi ay yihiin “Xoog Siyaasadeed.”
Wargeyska ayaa xusay sida Soomaalid ay u habaysan yihiin, marka loo eego xiligii gaabnaa ee dalka joogeen.
Waxa uu kale oo uu xusay in tiro ka mid ahi ay xilal siyaasadeed oo kala duwan isku soo taageen.
Barnaamij arrintaas ka hadlaya hoosta ka dhageyso.

.

Xafiiska Wararka | Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya

______________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 19, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.