Waxaa aan idiin soo gudbineynaa Manata sida ay u dhacday natiijadiiw areegii loogu soo baxayay Kama Dambeysta Weeraryaahnkii Ugu Wanaagsanaa Kubada Cagta Soomaaliya Xiligii barisamaadka oo ay u Tartamaayeen Wareegiisa Hore 12 Musharax Kuwaasoo 4ta ugu cod badata ay markaasi u gudbayeen Finalak Waxaana Codeyntoodu socotay intii ud ahxeysay 13-20 bishaan.
Hadaba Natiijada Codeynta Weeraryahankii Ugu Wanaagsanaa Soomaaliya oo ay codkooda dhibteen dad aad u fara badan aaya waxa ay noqotay sidatan
Saciid Ducaale Horseed 6 cod
Muqtaar Maxamed Axmed’ M. Cuti’ Batroolka 8 cod
Muriidi Abanauur Abati MBC 11 cod
Maxamed Ismaaciil ‘ Siteey Horseed 9 cod
Nuur Suufi ‘Nuur Gaab’ D. Hoose 3 cod
Cabdulaahi Maxamuud Sarxaan’ eenow’ MBC 6 cod
Maxamed Xaaji Uureey LLPP 9 cod
Khaliif Shire Muuse’ Riiko Badda 4 cod
’
Xasan Cafiif Horseed 2 cod
Cabdi Cismaan Nuur’ Budiiste’ Batroolka 4 cod
Axmed Cabaas Busuri Muqdisho 2 cod
Axmed Nuur Shiino Wagad 1 cod
Waxaa Halaabay 3 cod.
Wareega Finalka Codeyntii Loo Qaadayay Weeraryahankii Ugu Wanaagsanaa Soomaaliya waxaa isagu soo haray $ta Ciyaaryahn ee kala ah. Muriidi Abanuur Abati, Maxamed Ismaacil Siteey.Muqtaar Maxamed Axmed Axmed ‘ Muqtaar Cuti’ iyo Maxamed Xaaji Uureey waxana Codeyntoodu soconeysaa inta u dhaxeysa 20-26 Oktoobar 2012 iyadoo natiijada Weeraryahnka ku Guuleysta Codeyntii loo Qaadayay Weeraryahnkii ugu Wanaagsanaa Soomaaliya aanu idiin soo gudbin doono Hadii alle idmo Khamiista 26ka Bishaan Oktoobar 2012.
N.B . Codeeeyuhu 4ta Musharax Mid ka mida ayuu codkiisa siin karaa,ma dooran karo 2 ama ka badan waxaana Finalak ku hardami doona Musharxiinta kala ah.
Muriidi Abanuur Abati MBC
Maxamed Ismaaciil Siteey Horseed
Muqtaar Maxamed Axmed’ M.Cuti’ Batroolka
Maxamed xaaji UUreey LLPP
ku soo codee Iimeylkaan
.
Uurdoox2011@hotmail.com
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
_________________________________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login