Hub laga soo aruuriyay guriyo ku yaala Wajeer

47 ah,Laba qasnadood iyo 50 rasaas ah.oo ay kasoo heleen tuulooyin dagmada wajee hoos yimaada.

Sida uu xaqiijyay ku xigeenka madaxa Booliiska Dagmadaasi Frances Gachi Ciidamada ayaa qalabkaasi gacanta kusoo dhigay kadib markii ay xogtaasi ka heleen dadka ku dhaqan tuulooyinka Dasheeg iyo Lafaley oo ka tirsan wajeerta Bari.galinkii dambe ee shalay.

Mr Frances Gachi ayaa waxa uu sheegay in Jiifka deegaanka oo shacbiga ay dhacadaasi soo war galiyeen oo isna warbixinta siiyay laamah aamanka islamarkaana gacanta lagu soo dhigay rag 4 ah oo hubkaasi waday lana socday mootooyin islamarkaana haatan ay ku xiranyihiin Saldhiga Booliiska ee degmada Wajeer.

Ku xigeenka Taliyaha Booliiska Degmada Wajeer Mr Frances Gachi aya u mahad celiyay buylshada deeganadaasi qaabka ay ula shaqwaynayaan laamaha amaanka dalka.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 20, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.