Sida loo kala leeyahay xubnaha wasiirada
Shalay waxaan qornay xog ku saabsaneyd in kooxda damjadiid ee awooda ballaaran ku leh howl socodiisnta dowladda cusub ee uu madaxweynaha ka yahay, Xasan Sheikh Maxamuud Calasoow, ay xaabsadeen wasiiradii ugu muhiimsana Dowladda.
Haddaba waxaan maanta mar kale helnay liis kasii faah faahsan kii shalay oo xog ka badan tii shalay ayaa ina soo gaartay.
Haddaba waxaan idin soo gudibineynaa liiska golaha wasiirada cusub oo inta badan dhameystiran iyo sidoo kale jagooyinka kale ee Damul Jadiid ay qaadaneyso.
Golaha wasiirada
-
R/Wasaare Ku Xigeen, Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska:
-
R/Wasaare Ku Xigeen, Wasiirka Maaliyadda iyo lacagta:
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka:
-
Wasiirka Cadaaladda, Awqaafta iyo Arimaha Diinta:
-
Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah:
-
Wsiirka Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta sare:
-
Wasiir U Dowlaha Gaashaan Dhigga:
-
Wasiirka Beeraha:
-
Wasiir U Dowlaha Qorshayna Iyo Xiriirka Caalamiga Ah:
-
Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta :
-
Wasiir ku xigeenka ganacsiga:
Jagooyinka kale ee ay qaateen Damul Jadiid ama ay u dhiibeen day ay wataan
-
Gudoomiya Gobolka Banaadir:
-
Xasan Maxamed Xuseen (Muun Gaab) (Abgaal, Wac Buudhan, Celi), ninkan madaxweynaha ayaa diidan inuu jagadaan qabto oo laga soo badalo midda uu hadda hayo maxkamadda ciidamada.
-
Agaasimaha xarunta madaxtooyada:
-
Taliyaha ciidamada xoogga dalka:
-
Safiirka dowladda Somalia u fahdin doona dalka Qadar:
-
Fahad Muxumed Yaasiin, (Beesha Shanaad, Reer Awxasan), Faarax C/Qaadir ayey jufo hoose yihiin, waana ninka mid ka mid ah amiirada dalka Qatar ka soo qaadey lacagtii lagu laaluushay xildhibanada xiligii doorashada.
-
Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banaadir:
-
Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta:
-
Axmed Farax Cali (Idaajaa), (Mareexaan, Reer Diini, Reer Siyaad), lama oga inuu idaajaa aqbalay xilkan iyo in kale laakiin waxaa u ololeynaya fahad yaasiin oo ay saaxib yihiin.
..
.
Xafiiska Wararka | Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya
___________________________________________
Share on Facebook
Other Interesting posts:

Posted by
Ayaanle
on October 22, 2012. Filed under
Warka Maanta.
You can follow any responses to this entry through the
RSS 2.0.
Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.
You must be logged in to post a comment Login