Habeenada Rajada oo La Ciyaarayo Caawa iyo Habeen Danbe Champions Liguae 2012-

Habeenada Rajada oo La Ciyaarayo Caawa iyo Habeen Danbe Champions Liguae 2012-2013………..

Mertada 3 ee Lugta Hore ee Champions Liguae 2012-2013 waa ka Xiiso iyo Xamaasad duwan tahay 2 meerto ee ka Horeeyay waxaana Kooxuhu Xooga Saarayaan Rajadooda Higsashada inaysan ku Harin Wareega Hor.Kooxda leh 0 waxa a dooneysaa 3 dhibcood marka ay ugu yaraato inay ka Hesho Lugta 1aad ee Gurubyada,sidoo kale Kooxda leh 6 dhibcood ama 4 iyo 3 dhibcood iyaduna waa la mid oo Kulnka Meertada 3 Xoga ayey Saareyaa.
Hadaaba Kulmada Meertada 3 ee Wareega Guruubyada ee Caawa iyo Habeen danbe La ciyarayo waxa ku jira Kuwa adag waxana Kulmada sida Gaarka ah loo Xiiseynayo ka mida.

Talaado 23-10-2012

Guruub H.

Man Utd vs Braga

Guruub G.

Spartak Moscow vs Benfica

Guruub F.

Lile vs Bayer Munich

Guruub E.

Shakhtar Donetsk vs Chelsea

Arbaco 24-10-2012.

Guruub D( Guruubka Dhimashada )

Ajex vs Man city

Guruub C.

Malaga vs Ac Milan

Guruub B.

Arsenal vs Schalke

Guruub A

Fc Porto vs Dynamo Kyiv.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 23, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login