Reer Muqdisho ayaa Raisul wasaaraha Cusub durbadiiba ugu wan-qalay Magacyo dhowr ah oo xigmad ay ku qarsantahay
Shacabka ayaa iyagu isku fahma Magacyo u gaar ah oo ay ugu wan-qaleen Raisul wasaare Shirdoon oo isagu aan wali soo yagleelin Xukuumadda Cusub ee isagu dhawaan looga magacaabay Raisul wasaaranimada
Reer Muqdisho ayaa ugu wan-qalay Raisul wasaarah Magacyo ay kamid yihiin:
1-Fadhi badan
2-Guur-guurte Two
3- Matashade
4-Haye raac
5- ismoog
Shanta magac ee iminka kor ku xusan ayaa waxaa laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho marka aan ku dhawaaqdo bulshada soomaliyeed gaar ahaan kuwa kunool Magaalada Muqdisho waxaa madaxooda kusoo dhacaaya in Magacaasi ay iyagu ugu wan-qaleen Raisul wasaare Shirdoon
Ugu danbeyntii Raisul wasaare shirdoon ayaa isaguba la sheegaya in Naanisahaasi ay gaaren islamarkaana uu isku yaqaano
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login