Juventus oo wali la Qabsan la Champions Liguae,iyo Chelsea oo La Tumay,waa sidee Xaalka Guruub E

Juventus oo wali la Qabsan la Champions Liguae,iyo Chelsea oo La Tumay,waa sidee Xaalka Guruub E

Xaalada Guruub E aayan wali akla cadeyn Cida u bixi doonta Wareega 16ka waxana laga war sugayaa Kulmada Meertada 2 ee wareega Guruubyada ee ud haxeeya Naadiyada Shakhtar Donetsk,Chelsea iyo Juventus kuwaasoo Kooxdii La Quusiyo ay ka hari doonto Wareega 16ka.

Kooxda Juventus ee Carcarta ku qabta Horyaalka Talyaaniga 2012-013 ayaan wali la qabsan Champions lIguae oo ay wax guul ah ka helin 3 kulan ee ay Safatay iyadoo ku dhameysatay Barbardhac waxaana ay ka Urursatay 3 dhibcood oo Kaliya Lugta Hore ee Champions LIguae 2012-2013,sidoo Kale Kooxda Difaacaneysa Koobkaan ee chelsea ayaa Xalay waxa 2-1 ku soo sagootiyay Kooxda Shakhtar waxaana Ciyaartaan o Chelsea laga gacan sareeyay ay heleen Goolka madiga ah Daqiiqadii 88 iyadoo uu u dhaliyay Oscar,Halka 2 Gool Kooxda Shakhtar Donetsk ay kala dhaliyeen Alex Teixeira Daqiiqadii 3 e Bilowga Ciyaarta,Halka Goolka 2 uu dhaliyay Fernandinho Daqiiqadii 52.

Kooxda Shakhtar ayaa Guruubkaan E ku Hogaamineysa 7 dhibcood,Chelsea 4 dhibcood,Juventus 3 dhibcood,Kooxda reer Denmark ee ku Cusub Champions Liguae Nordsjaelland waxa ay ledahay 1 dhibic oo ay ka heshay Xalay Kooxda Juventus waana ka hartay Warega 16ka.
Hadaba 3 Naadi ee kale ayaa iyagu Xusul duub ugu Jira 2 Kooxood ee ka soo Gudbi lahaa Guruubkana oo ka mida kuwa ugu adag Tartankaan

Dhinaca kale Kooxaha Man Utd,Bayer Munich,Valencia,Barcelona,Spartak Mosco,ayaa iyaguna Xalay Guulo ka Gaaray Kulamadoodii.

N.B Man Utd Waxaa Xalay Badbaadiyay Kulnakii ay Braga ku Sagootiyeen 3-2 Weeraryahankooda Nasiibka u ah Ferguosan Ciyarayahn Hernandez o u sita Lambarka 14 una dhashay adanka Mexico Kaasoo 2 gool ka dhaliyay Kooxda Reer Portuqal ee Braga oo Xalay Ciyaartay Ciyaar adag

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on October 24, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login