Maamul usameeynta goballada Jubbooyinka ayaa dhibaato adag ka taagan tahay ,iyadoo qabaa,ilada dagay goballadaasi ay isku mari layihiin qaabka awood qeybsiga.
Magaalada Kismaayo wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in dhibaato ay ka taagan tahay Magaaladaasi oo laga cabsi qabo in uu ka bilowda gacan ka hadal dhaxmara dadka deegaanada ku nool iyo kooxda Raaskambooni oo iyada dooneeysa in ay lagu wareejiaya maaulka Jubbooyinka.
Ugu danbeeynti maamul usameeynta Jubbooyinka ayaa ah mid shib badan oo dagaal adag uu ka dhaxeeya qabaa,ilada daga goballadaasi oo ay isku dhagan yihiin.
Share on Facebook
![]() |
Socialize