Home » 2012 » November
Madaxweye Xasan oo maanta booqday xarunta Ethiopian Airlines

Madaxweye Xasan oo maanta booqday xarunta Ethiopian Airlines

Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud oo maanta booqday Bole International Airport  qaybta Ethiopia airlines gaar ahaan xarunta Tababarada iyo cilad-bixinta diyaaradaha.   . – Communication Office Office of the Somali President Mogadishu, Somalia _____________________________________________   Share on Facebook

Share on Facebook
Arday kaqalin jebisay jaamacada SIMAD

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo qabtay Arday ka qalin jebisay Jaamacada Simad ayaa maanta ka dhacday Hotelka City Palace ee magaalada Muqdisho, waxaana Munaasabad aka qeyb galay Maamulka sare ee Jaamacada SIMAD, Macalimiinta Jaamacadaha Muqdisho, Qeybaha bulshada iyo waalidiinta. Munaasabadan oo aheyd qalin jebinta 650 Arday oo dufcadii 8aad ayaa [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa u soo gaba gaboobay kulankooda caadiga ahaa, iyadoo kulanka maanta looga hadlayay ammaanka iyo dhaqaalaha dalka. Kulankan oo ay saxaafada dibad joog ka aheyd ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, waxaana ugu horeyn diirada lagu saaray waxyaabihii ka qabsoomay go’aankii Madaxweynaha ee ahaa in [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Somali forces to secure Mogadishu roads

PRESSTV | Thursday, November 29, 2012| Security forces in the Somali capital Mogadishu have in the past days embarked on major security operation to rid the Mogadishu roads off illegal road blocks which unlawful charges used to be collected from public service vehicles plying major Mogadishu roads. The security operation targeted Mogadishu northern districts. The [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Iyadoo labadii maalmood ee u dambeeyay mas’uuliyiinta maamulada degmooyinka iyo saraakiisha ciidamada ay wadeen howl galo isbaarooyinka looga qaadayay gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa wadooyinka xiriira deegaanada Sh/Hoose oo ahaa kuwo loogu cabashada badnaa ka bilowday isbaaro qaadir. Saraakiil uu hogaaminayo Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/kariin Dhega-badan ayaa gaaray magaalada Marka, si ay uga [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Fire that reduced millions to ashes

The Standard | Thursday, November 29, 2012 | By Abdikadir Sugow | “We are destitute,” a trader at Garissa Town’s only open-air market says as his toe digs into the debris after the market was razed down recently.   The market was burnt after days of military operation to flush out criminals who had killed three [...]

Share on Facebook
Continue reading …
AMISOM Press Release – The assassination of the leader of Hiiraan Elders

AMISOM condemns the assassination of the newly inaugurated leader of Hiiraan regional elders Union, Sheikh Mohamud Sheikh Hussein . Public Information Unit African Union Mission for Somalia (AMISOM) P.O. Box 20182 – 00200, Nairobi, KENYA Telephone : +254 20 7216227 Fax :+254 20 2713766 Visit: www.amisom-au.org ______________________________________ Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …
Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

HALKAAN KA DHAGEYSO Shir Jaraa’id Madaxweyne Xasan & Ra’isul wasaaraha Ethiopia . . __________________________________ Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …
Madaweynaha Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweyey Caasimadda Itoobiya+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ee uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo saaka ka soo ambabaxay magaaladda Jabuuti ayaa soo gaaray  Caasimadda Itoobiya ee Adis-Ababa. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam  Desalegn ,Wasiiro, Madaxda Dowlad goboleedyadda Itoobiya iyo masuuliyiin kale ayaa madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigiisa  si weyn ugu [...]

Share on Facebook
Continue reading …
SOMCARE  – Toronto fund raising events

  . Xafiiska Wararka | Qaranimo Online | Toronto, Canada | info@qaranimo.com ________________________________________________ Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …