Comments on: Ma dhab baa in waziirada cusub ay wataan Yuhuuda?!

By: Kooshin
Soomaalidii waa waalatay oo waxay ku fududaatay wixii Carabtu madaxa u marisay oo ay ugu weyn tahay nacayb iyo xasaasiyo ay ka qabaan dalka Israa’iil oo ay jirin wax ay ku salaysan tahay. Waxaad mooddaa Soomaalidu in ay dhankaas weli ka qaangaarin.

Israa’iil iyo Soomaaliya haddii iskaashi dhex maro oo danta Soomaaliyeed ku jirto waa hagaag. Wax wal ba waa in danta Soomaaliyeed ka horrayso oo meel wal ba laga goobo. Ha ahaatee warkaan waxaad u mooddaa in uu yahay kutiri kuteen iyo wax masaakiinta lagu xuuxinayo.