Tusbaxna waa wataa Togane, towxiidkiisa waa Majeerteen

Dr. Ali A. Hirabe

OPINION / FIKRAD | Waxaan aad ugu xumahay wareeysigii lagu sheegay Proff.Togane ee ku wajahnaa isbedelka siyaasada cusub ee somali kuna cabiray xog aad ugu fog xaqiiqda dagaalka siyaasadeed ee ka dhex jira somaliada,Aadanaha waxaa uu u baahan yahay in ruuxda, caqliga iyo jirka laga dhiso balse xaqiiqdii waxaa soo baxaday in Togane uu jirka uun ka dhisan yahay, caqliga waxaa lagu koriyaa aqoonta maadiga ah iyo mida diinta ah sida oo kale ruuxda waxaa lagu kobciyaa caqiidada iyo towxiidka taariikh ahaan caqiidadiisa diinta  waa la ogaa sida aay isku bed-bedeshay sanadadii la soo dhaafay oo mar ayuu ahaa nin ka tagat diinta Islaamka marna waa uu ku soo noqoday, waxaa ilaah ka fogeeyay waxa la dhaho dabeecad wanaaga Aadanaha, waxaa uu si aanan loo meeldayin madax ku xiratay Majeerteen halkudhigna ugu dhahay Money Mareykan iyo Majeerteen, Aniga kan wareysanaayo ayaan ka aqoon yar oo xitaa aanan la barin anshaxa saxaafadda sidee ayuu u dhegeysan karaa qof caytamaya oo dadka sharaftooda meel uga dhacaya….??

Togane xisaabta maskaxdiisa uu ku duubay ee ah Money Mareykam iyo Majeerteen waxaa quman in uu ogaado in xiligeedii la soo dhaafay ee hada lagu jiro money Mareeykan iyo Mudulood, dib u fiiri sidii foosha xumeed ee C/aahi Yusuf looga qaaday xilka madaxweeyne Jendayi  Frazer   waxaa aay si qayaxan ugu  sheegay C/laahi Yuusuf in uu baneeyo xilka madaxweeyne, Jendayi  Frazer  waxeey si cad u taageertay Nuur Xassan Xussen ” Nuur Cadde” iyo qorshaha siyaasadeed uu hormuudka ka ahaa ee wadahadalka Jabuuti ku dhex maraayay dowlada iyo Mucaaradka, Mareeykanka waxaa uu si cad u taageeray Sh. Shariif mida hada socotana sida xaqiiqda tahay haddii la xisaabiyo raga siyaasada ku tartamaayay waxaa ugu cad-cadaa afar nin oo Mudulood ahaa sida Proff. Xassan, Sh. Shariif iyo C/qaadir Cosoble, C/raxmaan Baadiyow iwm miyeeynan kuu muuqan in xisaabta masakaxda kaaga dhegtay aay qalad tahay ??

Waceeysle maaha Sawaaqroon balse waxaan hada kahor qoray qormo aan ugu magacdaray Meheri maaha Mudulood minti Abkiisa waa yaqaan, xiligaa waxaa r/wasaare ahaa proff. Cali Geedi waxaa dad badan laga dhaadhiciyay warsangeli Abgaal waa Harti iwm waxeey walaalo yihiin warsangeli daarood, runtii waxeey aheeyd taariikh qaldan waxaase moodaa in Togane iyo kuwo faro ku tiris ah ay aaminsan yihiin in ay ka soo jeedaan Sawaaqroon shurugaa ku raac nin walba meesha uu ka yimid waa yaqaan.

Waxaan ku soo gunaanadayaa inta uu aflagaadeeyay Togane ee somalida ah waxaan leeyahay xaal ayaan idiinka siinay nin waalan talkiis ayaa u miirqaba ayeey somalida dhahdaa, sida  Proff. Xassan madaxweeynaha jamhuuriyada federaalka Somalia iyo reerka uu ka soo jeedo iyo C/qaadir Cosoble iyo Khadiija Cosoble, Inj Enow iyo dhamaan Mudulood.

Togane doorashada sida aay u dhacday iyo xaqiiqda caalamka aay arkeen, fadalan haddii aad Puntland jeceshahay macnaheeda maaha waa in ay hogaamiyaan balse xiliga lagu jira waa in aay u hogaansamaan dimoqoraadiyada raacaana hogaanka madaxweeyne Proff. Xassan  sida aay xaqiiqda tahay.

Somali president Hassan Sh. Maxamud Culusow –  Dowladiisu rajo maleh ayuu yiri Proff. Togane. 

 

.

Dr. Ali A. Hirabe             Hirabe_a@hotmail.com

___________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on November 20, 2012. Filed under Faalooyinka, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

21 Responses to Tusbaxna waa wataa Togane, towxiidkiisa waa Majeerteen

  1. Xassam Culusoow Guurguurte waxaa u sheegay PM Itoobiya inuusan dhulka Jubboyinka uu marnaba wax maamul ahi aysan Dowlada Dhexe u sameeneyn. Weligay sida loogu jiiday dhulka Xasaan Qsolaaye maan arag, Itoobiyana warkii oo koban waddanka ka bixi mayso ayuu lagu ayadoo af carabi ah. Ceebey tacaal.

  2. TO: GUPTA

    DHUL MALIHID XAMAR BAAD KU WAALATEEN, XAMAR DAD BAA ISKALEH, HASSAN KUMA XALAALEN KARO JUBBALAND, PUNTLAND WAA KAA XARAAN XAFADDII BARAXLEY BAA ILLAHAY KU BADAY, MARKA ABGAAL IYO MAJEERTEN MA WAXAAD KU DILEYSAAN AAN KU BILILIQAYSTO, KABAHA AAD XIRAN TAHAY IYO CUNTADA AAD CUNEYSO IYO QORIGA AAD SOOMALI KU MARISAY GAAL AYAA SOO SAMEEYEY. RAG BAA DADKA ILAALIN JIRAY HADDANA U SOCDA, WAA GURIGAAGA AAN QAATO, GABADHAADANA AAN XARAAN KU HAYSTO,KKKKKKKK SHAMPO IYO BIYO AAD INJIRTII ISAGA DHAQDAAN, IYO CUNTO FRESH AH AYAAD XAMAR, IYO DHULALKA KALE OO BARWAAQO SOORANKA AH KU ARAGTEEN MARKA WAD SAMRI LADIHIIN WAA KAA XARAAN, CAYDIIDNA WAA KAA DHINTAY, CABDI QAYBDIIDNA MAXKAMADDA HAGUE EE HOLLAND KU TAAL AYAA SUGAYSA.

  3. ILAA IYO HADDA SHARMUUTO AYAAD JOOGTAAN, AWAY HABRIHII AYEEYOYINKA AHAA AAD DAGALKII SOKEYE WADA KUFSATEEN, AWAY KUWII BANADIRIGA AHAA OO REER MIYIGIINA HABARGIDIR OO DAROOGADA AAD SIISEN UU XOOG INTA UU KU QABSADAY, MARKAY WIIL MADOW OO INDHAGUDGUUDAN AY DHASHAY ILEEN DHIIGYO CAB AYAA DHALAYE YIRI NAA MAANA KU IRI WIIL MADOW DHAL, YAA TALYANIGII SOOMALIYA JOOGAY SEEDI U WADA AHAA, YAA KII ROOMA JOOGAY GACALOW ULA BAXAY SOO GABDHIINA MAHEEN, TUUG HABARGIDIR OO CAREYSAN DHAXAAD WAX BILIQEYSATEEN DHUXUSHII MALIDINKA BILILIQEYSTAY, HAWIYE HADDII IDINKU JIRIN INSAAN AYUU NOQON LAHAA, SIYASAD AYAA LAGA HADLAYAA MARKA KAMA HADLI KARTAAN WAA INAAD SIIL MESHA KEENTAAN, INAAN NIN AHAYN WAAD OGTAHAY EE WAXIIDAN ISKA CELIN KARIN NAGIHII WAAYO FACT AYAA LAYDUNKA HAYAA, RUNTA AYAAD DIIDAN TIHIIN?

  4. Qofkan magaca dhagdheer wata horta ma nin baa mise nin u eke!!.

    Majeerten waxay umadda soomaaliyeed ka dhex yihiin sharaxaad dheer u ma baahna oo waa la ogyahay oo waxay qaabilsan yihiin inay gaalada madow iyo kuwa cad ba ay dabadda u dhaqaan.

    intaas waxaa u dheer waa qabiil kaliya ee soomaliyeed ee aan ka xishoon inay naagahooda u geeyaan ragga madaxda ah, tusaale cad waxaa ah duqii hore ee magaalada muqdisha sayid cumar(abgaal/waceysle) xaaskiisa waxaa adeer u ahaa ina abshir haamaan, magaca alle aan ku dhaartay gurigiisa waxaa buux dhaafiyey niman majeerteen ah oo garoowe iyo meelo kale oon la aqoon baahi darteed uga soo haajiray….darawalka waa iyaga kan jardiinada hagaajiya waa iyaga kan dhulka xaaqa waa iyaga kan waardiyaha waa iyaga kan firaashka sariirta badela waa iyaga kan dharka dhaqa waa iyaga, howsha kaliya ee cida ma xishoodayaasha majiraanka ah ee aanay qaban karin waa karinta cuntada oo aqoonteedu ka maqan tahay…. magaca ilaah aan idinku dhaariyey ma guri walaashay lagu qabo aan dhex tubnaan karaa, walee waa maya…waxaad ceeb u taqaan nin bay caadadiisu tahay….acuudka iyo bisinka!!!!

    HAWIYE WAA GOB LA’AANTIISANA MAJEERTEEN SOOMAALIYA WAXAY KA DHIGI LAHAAYEEN DHUL TUMASHO IYO CARUUR LAGU FARXUMEEYO OO LOOGU DALXIIS TAGO SIDA PATTAYA-DA THAILAND EE GAALADA WESTERN-KA AY XATAA CARUURTA IYO RAGGA THAI-GA KU ISTICMAALAAN.

  5. TO: MAXAMED JAMAC NUR

    TOGANE WUXUU CABDULLAHI YUSUF ALLAHA U NAXARISTEE UU U SUPPORT GAREEYAY WAA NIN ARAGTI DHEER, HEERYADII HABARGIDIR AYUU ABGAAL KA QAADAY XAMARNA GEEDI IYO MAXAMED DHEERE ALLAHA U NAXARISTEE GEESI LAGU GABLAMAY, AYUU YIRI KA SIFEEYA TUUGADII HABARGIDIR OO IDIN DULAYSATAY MARKA WAA NIN ABAAL LEH. HIRAABASE WELI WAXAA U MUQDA HAWIYE INUU YAHAY DOQONI MEESHII LAGU DAGAALAMAY AYAY OGEYD, MEESII LAGU HESHIYAYSE MA OGEYN.

    WAA U JEDAA QARDHO, FAROOLE WAXA KU HAYSTA WAA MAXAMUUD SALEEBAN WAXA SIDAAS U DIIDAN, MARKA MAXAMED IYO HIRAABE WAKE UP, IT IS TIME FOR CHANGE.

  6. Abgaal iyo Majeerteen wax kale isku ma haystaan ee waxa ay isku heystaan anigaa futadeydu macdahay oo gaalada u geynaya iyo maya anigaa taydu kaa macdahay ee iga joog.

    Labadaan reer gaaloraacyo badan ayay leeyihiin, iyagaana soomaali meel dhigay, illaa iyo talyaanigii ayayna gaalo dabadhilif u ahaayeen.

    Hadana dabadhilifnimadii ayay isku heystaan, laakin markaan Soomaali idinka yeeli meyso. gaalo raacyadiinana iyaga oo gaalo ka daba ordaaya ayay gadaashooda ku dhimin doonaan inshaa Allaah.

    Aaway Cabdullaahi, aaway Shariif Biinjo. Labadaan Faroole iyo Xassan qoslaaye iyaguna meel xun ayaa u dambeyndoonta.

    Wadankaan rag ayaa u jooga weligood illaalin jiray hadana u taagin, marka gaalo raacyo gaalada kaarahooda ha ka qeylqeyliyaaan.

  7. Kaalay maxaa Gabdhaha tolweyne Majeerten loo caayi, maadaama Togane uu faaniyaya Majeerteen? oo uu la yaabay tolkiisa Hawiye meesha ay Soomaali dhigeen, ayagana is dhigeen. 22 Sano bililiqo iyo xaraan ku naax wax waa u tari weyday, ee Shamso Qurunley Qanyare, gabdhaha sharafta leh afkiina dacayda dheer leh kala wareega. Bilaa edeb.

  8. To: Shamso

    School aad sida wax loo qoro soo baro, iyo anshaxa dadka loola
    dhaqmo bye looooool.

  9. ku:Dhagdheer
    Waan ku garanayaa kanacada ayaan isla joognaa,cagdheer adiga dalka Ethiopia ayaad ka timid iska aamus,Majeerteen Talyaani ayaga ayaa dalka keenay oo dusha ku soo xambaaray miyaadan ogeeyn,dhilo Majeerteen ayaa keentay,tunbuluq ayeey joogeen ayaga oo soo habaabay,dhilooyinka xamar waa la yaanay waxeey ka yimaadeen Bari,Nugaal iyo Galkacayo ayaga oo leh Rabi iyo Rag ayaan u baahanahay,miyaadan ogeeyn Ogaadeen weli dhirqdii ayaa kaa ureeysa orad oo geeli raac.dalka haddii uu jiri laheeyn Hawiye nar hore ayaad gadan laheeydeen,vivo Hawiye

  10. WAXAAN HALKAAN RALII GALIN KA SIINAYAA DHAMMAAN QOWMIYADAHA HAWIYE, MARKA LAGA REEBO ABGAAL IYO HABAR GIDIR, SHAMSO WAXAA TIRI MAJEERTEN DALKII AYAY GADAN LAHAYEEN, DALKEE BERIHII KISMAYO OO AAN IDINKAGA CARARNAY MEESHII AAD KU NOOLAN LAHAYDEEN MAXAAD U SHIDATEEN CAMBAHA BIXIDIISU 10SANNO AYAY AWAY BEERIHII OO DHAN, AWAY GURYIHII MAXAAD TOILET SEAT KA MUSQULAHA UGA BIXISEEN MAA KU XAARTAAN, MAXAAD ISBITAAL AAD MARKA AAD XANUUNSATAAN ISKU DAWEYN LAHAYDEEN U DUMISEEN? SCHOOLADII, TAALOYIN, JIDAD XARUMO DOWLADEED AWAY DALKI?

    JUBOOYINKA IYO GEDO QAXII AYAAD ARAGTEEN WAXAA IS TIRAAHDEN KU QABSO KU QADI MAYSIDE? HABARGIDIR NABAAD GUURKA AY NABAAD GUURIYEEN IYO DHUXUSHA AY KISMAYO KA SHEDEEN WAA MID AY NOLOSHOODA KA SHALAAYI DOONAB. INTA SOOMALINIMA JECEL WAXAAN IDIN LEEYAHAY XAQA IYO BADILKA KALA SARA. WAXBAA LA DUUDSAYAY PLEASE MAR DAMBE YAA IDINKA MAQAL, XASAN GURGURTE XAQII MURURSADE, DHULBANTE, IYO INTA KALOO IGA MAQAN HA SIIYO 18 DEGMO OO XAMARNA ISAGA IYO INADEERKII AFBALLAR SI FIICAN HA U HAGAAJIN DOWLADDU WAA FEDERAL WAXBAA IDINKA KHALDAN.

  11. TO: SHAMSO

    HORTA WAXAAN KA XUMAHAY ADIGA OO GABAR SOOMALIYEED, INAAD SIDAAS U CAYDO GABDHO AAN WAXBA GALABSAN, GABDHAHA HAWIYE TAARIIKHDOODA AYAAN SOO QORI KARAA LAKIIN XASHA WAXAAN KALIYA OO HALKAAN KAGA XUSAYAA HAL DHACDO TALYANIGA MARKUU KU DHIHI JIRAY (CHE CARINA) WAXAY KU JAWABI JIREEN CARINA ABGAAL WAAYO LUQADA MAYSAN GARANEYN EE DARUUF AYAA U GAYSAY INEY U FUSHO GALKA (GACALOW) WAANA GARAN KARTAA LAHJADAAS ASALKEEDA MEESHA AY KA TIMID.

    TAN TOGANE XAASKIISA WAA FRANSIIS, WUXUU PROFF. KA YAHAY JAMMACAD KU TAAL MONTREAL, CANADA, WAA QORAA KU TAKHASUSAY AFKA INGRISKA, HAL JAMMACCAD KAMA BIXIN WUXUU KA BAXAY SADDEX, DIINTA ADIGA IYO ABGAAL OO DHAN AYUU KA BADSHAA XAGGA ILLAAH AYUU U BATAY, WUXUU LA YAABAY DADKA UU KA DHASHAY OO AAN IS QABAN ILLAHNA AQOON.

  12. waxaa masuul ka ah isku dirka shacabka kuwa aqoontooda ay hoosayso hiraab saxiib shaqo ka fiican waxaan aad ha ku masquulsantahay raadso

  13. Madaxweyne Xasan shiikh axad somali ah waxba uma dhibin been iyo propoganda ayaa meeelaha lala wareegaa. Waxa kaliya ee lagula dagaalay waa labada jubbo iyo Gedo u xalaaleey beel ka mid beelaha somaliyeed kenyana ha u taliso oo yaan xamar looga talin. Siday marka taasi ku dheceysaa. Madaxweynuhu waxuu yiri dadka deegaankow dhista maamul laakiin maamul dawlado shisheeye soo dhiseen ma aqbalaayo. Miyuu ku qaldan yahay. Yaa waddanka madaxweyne ha aha ma xasan shiikh mise kibaki? Somalida xorta ah waxaa madaxweyne u ah xasan shiikh.

    Midda Togane waa miskiin ay isaga ciyaaraan kuwo idiots ah. Hadda ka hor ayaan arkey iyagoo wareysi ay la yeesheen cinwaan uga dhigay ” caaqil hawiye “. Marka hadalkiisa cidna waxba uma dhibaayo.

    Somaliya waxaa ku filan oo deeqa caddaalad inta sadbursi rabtana ha la is qabto.

  14. Ku: Cali iyo Dhagdheer
    Waxaan ka xumahay sida aad hadalka u dhgeteen,Hawiye waakaa dalkii ayuu difaacayaa Daarood dalkii ayuu gadanayaa,C/aahi Yusuf Ethiopia ayuu ka iibiyay dalka haddii aayan Hawiye jiri lahaayeen dalka waa gadan lahaa,Majeerteen dabeecada lagu yaqaan ayaa sidaas ah,Siyaad Bare ayaa sheegay taariikhna ka tagat,hada Dr.Cabdi Faxarax Saacid haddii uu idinka qaban dulmiga aad somalida ku dhex wadaan walee Hawiye waa ogyahay waana ka xoog iyo xoolo badan yahay 1991.
    Doqonka Togane dhilo Majeerteen ah ayaa dhashay waana qabaa xagee ka aadaa,dhadheer majeerteen gabadhooda miyaa la aamini karaa ?? waa tan Mahiiga qabo oo kale miyaadan ogeeyn,
    Doqonka Togane waxuu kula dagaasan yahay Proff.Xassan madaxweeynaha dalka waa cunfi qabiil waceeysle waa yaqaan Togane Proff.Xasana waa la yaqaan,laba nin oo meel iska gala maaha,nina waa muslim nina islaamka ayuu aad ugu fogyahay,mid qamriga ayaa ku qubeeystaa midna waa ka fogyahay.wabilaahi towfiiq

  15. @Dr. Doqonow, Somali kulahaa adeer baniaadan xataa ma tihid, waxaan maqli jiray hawiye dabuu leeyahay waa run baniaadan dadkiisa dhashiisa iyo walidkii sida dugaaga uma cunaan oo misana dad u eg aan hawiye ahayn lama arag. Somalia laga bilaabo Gaalkacayo ilaa xadka Kenya yaa burburshay oo baaba’shay, yaa ummaddii sidaa u galay bal orod eeg dhulkaa aan soo sheegay ma kula aragti fiican yihiin. Reer puntland hadaysan iska difaaci lahayn dugaagtii hawiye ee dhulka baabi’inayey 1991kii maanta sidaa uma badbaadeen iyo Somaliland oo aad gaari kariweydeen. ilaa iyo haddana waa lawada ogyahay tabar la’aan baa meesha idin dhigtaye waad soo bililiqaysan lahaydeen. Dr Doqonow dawlad iyo madaxweyne, diin, sharaf, wanaag, adeer hawiye shaqo kuma laha adna kan ugu xun baad, adeer Hawiye waa dugaag korka dad uga eg hoostana dugaag ka ah oo Somali ilaahay ku ciqaabay, Somali hadaysan dugaagaas iska qaban dugaagan Hawiyana wax ka harimaayaan Somalina wax ka reebi maayaan.

  16. ASCW

    HIRAABE, YUU HASSAN CULUSOW MADAXWEYNE U YAHAY XAMAR IYO AGARKEEDA? THANKS JUBBALAND STATE, PUNTLAND, STATE, KHATUMO STATE, MAKHIR STATE.

    NIMANKA HAWIYE OO AAD WAA SOO BAXEEN DOORASHADA AAD LEEDAHAY,DOKON HOOYADII GABLANTAY, WAA ANOO GAROOWE DOORASHO KU QABTAY MA NIN MUNDULOOD AYAA SOO BIXI LAHAA KKKKKKKKK.

    HIRAABE SACAD WAA OGADEEN, WACAYSLE WAA SUWAAQROON, HARTI ABGAAL WAA WARSANGELI, FIQI SHINNI WAA DHULBANTE, XAWADLE WAA LELKASE, MAXAA LOO ORAN WAAYEY MURURSADE WAA MAREEXAN, TARIIKHDU WAX LA QARIN KARO MAHA? NOOLOW TOGANE WAX GABAR LA SIIYAA ISTAHISHAA.

  17. ASCW

    HIRAABE, YUU HASSAN CULUSOW MADAXWEYNE U YAHAY XAMAR IYO AGARKEEDA? THANKS JUBBALAND STATE, PUNTLAND, STATE, KHATUMO STATE, MAKHIR STATE.

    NIMANKA HAWIYE OO AAD WAA SOO BAXEEN DOORASHADA,DOKON HOOYADII GABLANTAY, WAA ANOO GAROOWE DOORASHO KU QABTAY MA NIN MUNDULOOD AYAA SOO BIXI LAHA KKKKKKKKK.

    HIRAABE SACAD WAA OGADEEN, WACAYSLE WAA SUWAAQROON, HARTI ABGAAL WAA WARSANGELI, FIQI SHINNI WAA DHULBANTE, XAWADLE WAA LEELKASE, MAXAA LOO ORAN WAAYEY MURURSADE WAA MAREEXAN, TARIIKHDU WAA WAXBEY QORTAA? NOOLOW TOGANE WAX GABAR LA SIIYAA ISTAHISHAA.

  18. Hirabe xisaabta aad soo qortay waa dhab,tartanka waxuu ahaa mid Hawiye iyo Daarood waxii dhacay waa sida aad xusatay,Togane intaas ma arko waa nin qurbo joog ah C/aahi Yusuf ku taageeray Ethiopia gumaadkii Muqdisho Xamar ayuu ugu tagay asaga oo jago doon ah waana la soo Eryay,sorry Togane cay iyo aflagaado ayuu la fadhiyaa Kanada,sida aad sheegtay Sawaaqroon ma ah Waceeysle meesha uu ka keenay lama yaqaan,Majeerteen dalka,diinta iyo dadka ayeey gadanaayaan in dalka wax looga dhiibo ma fududa,Dr.Hirabe aad ayaan kuu salaamayaa sida runta ah ee aad ugu dhiiratay jawaabta Togane waxaan sugeeynaa aqoon yahaynada Mudulood in aay ka soo jawaabaan hadalka Togane waayo maaha wax la sahlan karo,Money Mareeykan iyo Majeerteen sida looga gudbay waa sida aad u ifisay mahadsanid,Togane waxaan leeyahay Qamriga ku cab Kanada dalka xil kaama saarno.
    mahadsanid Dr.Hirabe

  19. Dahir Jacfar Xassan

    Dr.Hirabe waad asiibtay xaqa,doqonka Togane haddii uu Sawaaqroon yahay malaha waa wacal,fadlan Tagone warkiisa lama soo qaado,waayo waa diin laáan iyo duunyo laáan,aqoontiisa waa gabay iyoafsomali Proff lagu noqodo,xoolo Kanada joogaa waxaa dhamaama aricarbeedka xamar jooga.Dr Hirabe weligaa xaqa ayaad sheegtaa sii wad waxa xaqa ah,Proff Xassan waa madaxweeyne Majeerteen ayuu xukumaya somali ayuu xukumayaa.mahadsanid

  20. Cali waad ku qaldan tahay sida aad uga cabir qaadatay hadalka Togane, mindhaa Af Soomaaligaaga ayaa xadidan. Togane muusan oran Majeerteen ha taliyeen, laakiin wuxuu yiri M/weyne Xassan waa inuu tix geliyaa reer Puntland iyo Majeerteen oo ah dad Dowlad Goboleed sameystay oo hadda jirta 12 sano, istahilana in lagu daydo.

    Haddaad taa dhibsatayna waa cuqdad kaa buuxda oo aan daawo lahayn.
    Midaan ka sii bogo oo Togane axadii looga qaaday Radio Ogaal oo daadihinayo Xasan Karate. Dhageysi wacan.

    http://www.radioogaal.com/radio/axad1.mp3

    • kkkkkkkkkkkkkkk war Dahirow tanaaba ka daran, Togane waa geesi aan runta ka gaban. Tolkiisana runta u sheega ama ha qaraarato ama ha macaanaato. Well done Togane.