Home » 2012 » December
Meher Aroos – Yasiin Axmed Sheekh Aadan Baari & Fathi Ahmed Sheikh Mohamed

Meher Aroos – Yasiin Axmed Sheekh Aadan Baari & Fathi Ahmed Sheikh Mohamed

Hambalyo Aroos oo kusocoto Mudane  Yasiin axmed sheekh aadan Baari   iyo Marwadiisa FATHI AHMED SHEIKH MOHAMED Kuala lumpur Malaysia  Meher aroos.   Dhamaan dadkan hoos ku qoranoo Ugu Horeeyo Gudoomiyihii ururka Saxafiyiinta somaliyeed ee Dalka Malaysia xuseen anteeno  waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi kaarin u dirayaan Arooska iyo aroosada, boqorka iyo boqorada […]

Share on Facebook
Wasiirada Adeegga bulshada oo ka qeyb gashay kulan ay yeesheen wadamada Jaamacadda carabta

Wasiirka wasaaradda adeega bulshada ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha 21 aad ee ururka dalalka carabta u qabilsan dhanka, waxbarashada sayniska iyo hiddaha marka la soo gaabiyo loo yaqaano (Alecso) ayaa lagu qabtay dalka Tuniisiya caasimadiisa Tuunis waxaana looga hadlay ajandeyaal badan. Kulanka oo ay ka qeyb gashay wasiirka wasaaradda adeega bulshada ayaa waxaa yaabihii looga […]

Share on Facebook
Continue reading …
Tour helps ease immigrants’ worries about school menus

StarTribune.com | by: ANTHONY LONETREE | Monday, December 31, 2012 | Learning how foods are prepared and what goes into them, as well as getting tips on nutrition, was eye-opening for Somalis. School was out, but for the Somali families touring the St. Paul school’s central kitchen on a recent Friday, it was a time to […]

Share on Facebook
Continue reading …

Iyadoo dowladda kenya ay dhowaan amar ku bixisay Soomaalida aan sharciga ku joogin dalkeeda inay dib ugu laabtaan xeryaha qaxootiga ama dalkooda ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay mashquul laga dareemay garoonka diyaaradaha Muqdisho, oo dad badan oo ka soo ambabaxay magaalada Nairobi ay ka soo dageen. Boqolaal ruux ayaa maalin walba ka soo ambabaxa magaalada […]

Share on Facebook
Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Wafdigii Wasiirada ahaa ee dhowaan booqday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, iyadoo Madaxweynaha ka dhageystay warbixin ku saabsan safarkoodii iyo wixii ay la soo kulmeen. Kulankan oo ahaa mid Madaxweynaha iyo wfadigii dowladda u dirtay Kismaayo ku kala warqaateen ayaa waxaa goob […]

Share on Facebook
Continue reading …

Examiner.com |  BY: JOEL HENDON | Monday, December 31, 2012 | According to a CBP press release dated Dec. 28, 2012, the U.S. Customs and Border Protection officers seized over 213 pounds of khat that was shipped as air freight from Doha, Qatar to Washington Dulles International Airport. It is the second largest khat seizure […]

Share on Facebook
Continue reading …

Muqtaar Cuti.Abuukar Shiino vs Baarliin Cadaawe oo ku Guuleystay Codeyntii loo qaadayay Barisamaadkii Kubada cagta iyo Koleyga.wiilasha vs Gabdhaha Waxaan Maanta idin soo qadimeynaa Warbxin ku saabsan Natiijadii codeynta loo qaadayay Xidigihii ugu Wanaagsanaa Barisamaadkii dhinaca Kubada Cagta,koleyga Wiilasha iyo Gabdhaha,waxana Codeyntaan oo aheyd wareegeedii 2 Ciyaartoyda ku Loolameysay ay ku kala qaadaayeen Ciod Hal […]

Share on Facebook
Continue reading …
How Is Canada’s Somali Population Faring?

The Huffington Post | Sunday, December 30, 2012 | by Samuel Getachew | The Somali Canadian population is “undergoing the growing pains of integration into the larger Canadian mainstream” according to the head of the influential Somali Canadian Congress. Ahmed Hussen, a noted activist and newly minted Ottawa University lawyer, reflects on mentorship, influence and […]

Share on Facebook
Continue reading …
KDF breathe new life into Kismayu

Sunday, December 30, 2012 | By JAMES VERINI | Incredibly, this small port city, a study in ruin in a country that is a parable of ruin, boasts two airports. There is the new airport, as it is known, laughably to all who touch down there, which lies 10 miles inland and consists of a couple […]

Share on Facebook
Continue reading …
Baarlamaanka oo ansixiyay miisaaniyada sanadka 2013

Kulan ay maanta isugu yimaadeen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyada ay ku shaqeynayso dowlada federalka Soomaaliyeed sanadka 2013ka. Baarlamaanka oo cod u qaaday ansixinta miisaaniyada ayaa waxaa ogolaaday 176 mudane iyadoo ay kulankana ay goobjoog ka ahaayeen 177 mudane. 26-kii bishan ayaa mudanayaasha baarlamaanka dib u celiyeen miisaaniyada ay ku shaqeynayso […]

Share on Facebook
Continue reading …