Cali Gaab-ka Taraafikada u taliyaha oo la dhaawacay

Askari ka tirsan ciidamada Dowladda soomaaliya ayaa dhaawacaya taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka ee Dowladda Soomaaliya cali xersi Barre Cali Gaab.

Falkaan ayaa wuxuu ka dhacay Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir kadib markii askariga ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay qoriga isugala dhageyn taliyaha sidaasna uu dhaawaca usoo gaaray.

Wararka ayaa sheegayaa in Taliyaha ay xabada kaga dhacday lugta dhanka midig ah isaga oo loola cararay isbitaaljka Daarul Shifa ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayo.

Cali Gaab ayaa diiday inuu la hadlay warbaahinta saacadaha soo socda ayaa laguwadaa in laga saaro isbitaalka Daarul Shifa ee Magaalada Muqdisho.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on December 4, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.