Xaalada magaalada Jowhar ayaa kacsan waxaana ka taagan kala carar xoogan,iyadoo Alshabaab la sheegayo inay isaga carareen magaalada Jowhar.
Wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno ayaa sheegaya in ciidamada Alshabaab ay dagaal is difaacid ay u dhigeen ciidamada dowlada ee doonaya inay qabsadaan magaalada Jowhar.
Jawiga ayaa kacsan,waxaana magaalada la sheegayaa inay ka taagan tahay kala carar ay sameynayaan shacabka magaalada Jowhar.
____________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login
kadaabiin