Man utd oo Axada ku Goodineysa inay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska sii Xafidato vs Man City oo aan ka yeeli doonin

Man utd oo Axada ku Goodineysa inay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska sii Xafidato vs Man City oo aan ka yeeli doonin

Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 oo wareegiisa Hore kulmadii ugu dambeeyay la guda galay aya Sabtiga vs Axada waxa dhici doona Kulamo qaarkood si gaara isha logu hayo,waxaana Kulamada Todobaadkan Horyaalkaasi ugu xiisaha badan ka mida Kulanka ay Man utd vs Macalinkeeda Ferguson ay ku goodinayaan inay kus ii seeta dheereystanHogaanka Horyaalka oo Bari oo axad ah 9-12-2012 2 Koox ee isku Gobolka ah Man curt vs Man utd islamataakana Kaalinta 2 iyo1 kaga jira Hogaanka Horyaalkaasi.

Hadaba Todobaadaakana waa Todobaad ceynkee ah Horyaalka Ingiriiska, ma mid Kulmadu jilicsan yihinbaa,mis emid kulmadu adag yihin,mise mid isagu jira labadaasi.

Bari oo Sabti ah dhowr kulan baa qorsheysan waxaana kuwa ugu xiisaha badan kamida.

Arsenal vs West Bromwich

Sunderland vs Chelsea

Axada 9-12-2012

Man city vs Man utd Ciyaartaa waa mida sida gaarka ah loo sugayo waxa ay Labada koox kala heystaan Man city oo Marti loo Yahy 33 dhibcood,Halka Man utd oo Hogaanka heysa ay iska leedahay 36 dhibcood,Ferguson Macalinka Man utd ahan ruug vadaaga Reer Scotland ayaa ku goodiyay inay 3 dhibcood tirsan doonaan isagoo ku Tilmaamy kulnaka Mataanaha Manchestar mid Taarikhi u ah Xili ciyaareedkaan dhinacooda,waxan uu niyeystay inuu badin doono,Kooxda Martid aslo yahay ayaa iyaduna ay ka goantahay in Gurigooda aan loga qadan 3 dhibcood oo ay la simaan Kooxda Man utd Martka ay ka badiyaan.
Hadaba la arkid oonee cida badisa Kooxahaan 2 sanoe e ugu dambeysay Xifaaltanka adagi ka dhaxeeyay

.sidoo kale Maalintaasi Axada kulamada u dhaxeeya Koxaha Everton vs Totenham iyo West Ham vs Liverbool ayaa iyguna ah kuwa aan la dhayalsan karin.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ UUrdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on December 7, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.