Wararkii ugu danbeeyay & Islii

Xaafadda Xaafada Islii ayaa Saaka dagan, waxaana dib u furmy ganacsig a iyo goobihii waxbarasha ee ku yaalay Xaafadaasi,kadib  rabshadao xoogan oo xalay ka biloowday Xaafadaasi.

Dhalinyaro careysan oo Soomaali ah ayaa qarax kadib waxeey weerareen goobo ganacsi iyo gaadiid ay alahaayeen dad Kneyaan ah.

Inta la ogyahay 3ruux ayaa ku geeriyootay Qaraxaasi ,iyadooona ay ku dhaawacmeed ku  dhawaad 16 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerarkaasi xalayu lagu qaaday Masjidka Al-Hidaaya ee xaafada Islii.

Soomaalida ku nool Xaafada Isii ayaa walaac iyo cabsi xoogan ka muujiyay qaraxyadaku soo noqnoqday Xaafadaasi.

 

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on December 8, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.