Hambalyo Aroos oo kusocoto Mudane Yasiin axmed sheekh aadan Baari iyo Marwadiisa FATHI AHMED SHEIKH MOHAMED Kuala lumpur Malaysia Meher aroos.
Dhamaan dadkan hoos ku qoranoo Ugu Horeeyo Gudoomiyihii ururka Saxafiyiinta somaliyeed ee Dalka Malaysia xuseen anteeno waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi kaarin u dirayaan Arooska iyo aroosada, boqorka iyo boqorada YAASIN AHMED SHEIKH AADAN (Baari) Iyo marwo FATHI AHMED SHEIKH MOHAMED (Ibtisaam) oo meherkooda u ka dhacay dalka Malaysia iyagooo kala jooga Malaysia iyo swedan, waxaana dadka hambalyada diraya ka mid ah:
Dhamaan ardayda jamacadaha KUIS, IIUM, UUM, UM & KLMU iyo Dhamaan bahda saxafada Malaysia waxay hambalyo meher ay hawada u marinayaan YAASIN AHMED SHEIKH AADAN (Baari) Iyo marwo FATHI AHMED SHEIKH MOHAMED (Ibtisaam) oo meherkooda u ka dhacay dalka Malaysia waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad qeyr qaba kala hela, gurigii lagu nagaadee wada jiree nabad gala Guuloow ka yeel Aameen Aameen!!
Hussein anteeno
senior Freelance Journalist
______________________________________
Share on Facebook
![]()
|
![]() |
Socialize