Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Malaysia Mudane Salaad Ali Ibrahim Catoosh ayaa soo baxday durbaba fadeexad ku aadan tasoo lagu sababeeyay hab dhaqanka ardayda iyo qaar katirsan Soomaalida Malaysia. Safiirka ayaa isagu waxa lasoo magacaabay xiligii Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed hasa ahatee waxa uu hawlihiisa diblumaasinimo u watay si caadiya, hadaba dhawan ayaa waxa soo [...]
Share on Facebook
The president of Somalia has said that “building state institutions” is the priority of his new government. Giving evidence to a joint session of the Foreign Affairs and Development Committees on 31 January 2013, Hassan Sheikh Mohamud praised European assistance for helping to bring about a smooth end to a transitional period that has lasted [...]
Share on Facebook Continue reading …
Afrobasket Championship Tanzania 2013 – Via Somalia vs Rwanda – Full Game ! . . ___________________________ Share on Facebook
Share on Facebook Continue reading …
(Qudbada Madaxweynuhu waxay igu dhalisay runtii wel wel iyo walaac aad u weyn,waxaa ii muuqada arimo aad u culus,xalintooduna ay dhib badnaandoonto waa “wax ka bedelka Dastuurka iyo Xulista Golaha Guurtida oo gacanta Xukuumada gala) Waan akhriyey qudbad sanadeedkii Madaxweynuhu ka horjeediyey labada Gole maanta oo taariikhdu tahay 30 Jan 2013.Qudbadan waxaa qoray shaqsi [...]
Share on Facebook Continue reading …
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Belgium ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, kaasoo ku saabsanaa aqoonsigii Mareykanka uu siiyay dowladda Soomaaliya in aanay waxba ka quseyn Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in Aqoonsiga uu maslaxad iyo [...]
Share on Facebook Continue reading …
UN Under-Secretary-General for Political Affairs, Jeffery Feltman, today visited the Somali capital Mogadishu where he met with senior members of the Somali Federal Government. AU UN-IST Posted at: January 30, 2013 4:06 pm STORYLINE: United Nations (UN) Under-Secretary-General for Political Affairs, Jeffery Feltman, today (30 January) visited the Horn of Africa nation of Somalia where [...]
Share on Facebook Continue reading …
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo diyaarado qumaatiga u kacay ay geysay garoonka Nambar Konton, halkaasoo Kolonyo ay leeyihiin AMISOM ka gelbisay. Ra’iisul Wsaaare Saacid oo ay safarkiisa ku wehliyaan Wasiirada Arrimaha gudaha, Gaashaandhiga, Maaliyada, Warfaafinta, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Taliyeyaasha [...]
Share on Facebook Continue reading …
PRESSTV | Thursday, January 31, 2013: The Somali police force has announced that it will soon arrest suspects accused of killings in Somalia. Addressing journalists in Mogadishu, the Somali police commissioner said that no one was above the law, adding that Somalia remains an active member of the international police organization, INTERPOL. Journalists, lawmakers, musicians, [...]
Share on Facebook Continue reading …Clasico 1 Copa Del Rey oo laga soo Calaamadiyay Barbardhicii Real Madrid vs Barcelona……………… Garoonka Santiago Bernabeu kuna yaala Caasimada Spain looguna martiyo Kooxda Real Madrid waxaa Xalay ka qabsoomay Kulankii Lugta 1 ee Clasico Copa Del Rey kaasoo u dhaxeeyay 2 Naadi ee ugu Tunka weyn Naadiyada Spain REal Madrid vs Barcelona. Ciyaartaan ayaa [...]
Share on Facebook Continue reading …
Wadamada galbeedka afrika ee Ivoire Coast vs Togo ayaa ka soo Baxay Guruubka D ee Tartanka Qaramada afrika ee ka socda Wadanka Konfur afrika ka dib Markii ay kala heleen 7 dhibcood iyo 4 dhibcood,waxana Guruubkaasi ku Sakaraaday Xulka Tunis oo helay 4 dhibcood Balse Togo isga reebtay dhinaca Goolasha la iska dhaliyay,sidoo kale Wadanka [...]
Share on Facebook Continue reading …
Recent Comments