Ciidanka Kenya oo dhibaatooyin xoogan ugaystay Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xaafadaha Islii.

Waxaa Marba marka ka danbaysa Iska soo daba dhacaya Dhibaatada kala Gedisan ee Ciidanka Dawlada Kenya ugaysanayaan Shacabka Soomaaliyeed ee kusugna Dalka kenya, gaar Ahaan Magaalada Nairobi.

Waxaana Dhibaatooyinka Hadba Iska Soo Dabadhacay ka mida Ah .

Iyadoo Qofki Sharci leh iyo Kii Aan lahaynba Isku si loo dha Qamayo.

In Marka hore Qofka Lawaydiiyo – Lacag uu isku Furto.

In Hadii Laga Waayo – lacagta Ciidanku ugudbinayaan Xabsiga wayn Markaas oo lagu xukumayo la Cag Xoogan.

In Ciidanku Qofka ay lacag ka waayaan – ku ee Eedeeyaan Inuu yahay – Argagixiso – Ama – Supper Power.

Waxaa Saaka Ciidanka usoo Shaqatagay Shacabka masaakiinta ah Ay baadheen Qaybo badan oo kamida Xaafada Islii iyagoona Cidii Lagac Laga Waayey u dhaadhiciyey Xabsiga wayn ee Magaalada.

Qaarkamida Shacabka Saaka Ciidanku saaka lagaha  ka Qaateen Ayaa – Sheegay Inay Siwayn uga xunyihiin dhibaatada iska soo daba dhacaysa, Iyagoona Dawlada Soomaaliya & Ta kenyaba ugu Baaqay in ladaayo intay Kadiyaar garoobaayaan, Si ay ugu Noqdaan Dalkooda Hooyo.

Waxaa dhinaca kale siwayn Ubuuxa Gaadiidka ukala Safra dalka Soomaaliya & Kenya kuwaas oo isugu jira Kuwa dhulka mara & Diyaradahaba, waxuuna qayba ka yahay sida umada soomaaliyeed uga firxanayso dhibaatada Ciidanka Kenya.

.

____________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on January 2, 2013. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.