Munaasabad lagu qabtay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Nuur Tarsan, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowlada, maamulada degmooyinka gobolka Banaadir, Shacab ka kala socday degmooyinka Gobolka Banaadir, mas’uuliyiin kale oo katirsan waax yaha amaanka iyo ciidanka ayaa waxaa halkaa fanaaniinita Qaranka ee Waaberi oo uu ka dhexmuuqdo fanaanka weyn ee Farxaan Xiddig ay kusoo bandhigeen bandhig faneed aad u qurux badan.
DAAWO SAWIRADA
.
__________________________________
Share on Facebook
![]() |
Socialize