Hadaba Xiligan ayaa waxa Muqdisho kusii qul qulaya qurba joog u badan rag kuwasoo ah Gabdho iyo Calafdoon .
Dhanka kale Mashqada ugu weyn ayaa ah 90 % gabdhaha Muqdisho waxaa u wada xiran Indho shareer ama Niqaab qofba sida uu u yaqaano Tasoo laf dhuun gashay Ku noqotay Raga oo iyagu doonaya Iney kala soocdaan Gabdhaha qurxoon , ama shidan qofba sida u uyaqaano.
arintaan ayaa waxay Tahay dhibaato culus Madaama cilmi baaris Lagu sameeyay 70 % Muqdisho ay yihiin Gabdho Da,dooda u dhaxeysa 15 jir ilaa 35 jiro Kuwasoo saameeyay Dagaaladii ahliga ahaa ee 23 sano ee dalka somalia walow 60 % ay yihiin kuwa wax bartay ilaa heer Jaamacad.
Somaalia ayaa waxa Lagu tiriyaa Dalalka aanan wali gaarin heerka Ragu ku laba Jibaarmo dumarka sida wadamada Asia oo iyagu xad dhaaf ah balse waxa la qiyaasayaa sanadaha so socdo Iney siyadaan dumarka somalia.
Mid kamid ah Raga Muqdisho Uso Dalxiis Tagay Kasoo ka soo caraabay dalka swedan ayaa suxufi xuseen anteeno Uga waramay dhibaatada Iyo isfahan La,aanta Ka jirta Rga iyo dumarka Muqdisho.
Waakan isaga oo Ka waramaya ” Saxiiboow aniga qurba joog ayaan ahaa , Da,deeda waa 30 jir Guur ayaana u tagay Muqdisho Lakin waa wada indho shareer waxan Fahmi waayay Ma waxa La isku qurxiyo Dawooyinka ayey badankood isticmalaan Ma wadaadnimo ayey Ka Tahay misa Indho shareerka ayaa Ah Mid caadi ka ah Muqdisho runtii waa arin culees igu leh Fashil ayey igu keentay.
Hadaba Ninkani ayaa haatan kusoo hungoobay guur uu in mudo ah Ku Taamayay si uu u helo Gabdho ka anshax iyo asluub wanaagsan kuwa uu ku arkay qurbaha Balse waxa uu isheegay In Bishan Mar kale uu Muqdisho aadi doono si uu Markale Nasiibkiisa u tijaabiyo, Baqiisa araa ah Ninkani qurbaawiga ah ,, Aan is aragno janais no siiya wajiyadiina.
Guud ahaan Raga guur doonka ah ayaa Iyagu Markani waxa Ka go,an Iney helaan Nolol cusub iyo Gabdho asluubeysan si ay usaameyaan dhaqamadooda qurbaha.
Isku soo wada duu duub Balanteenu waa Muqdisho
Hussein anteeno
somali Journalist
________________________________
You must be logged in to post a comment Login