Tacsi loo Dirayo Marxuumad Ubax Xasan Cabdulle oo Shalay ku Geeryootay Magaalada Muqdisho
Waxaa shalay ku Geeryootay Magaalada Muqdisho Alaha U Naxariistee Marxuumad Ubax Xasan Cabdulle oo Saaka lagu aasay Magaalada Muqdiisho.
Marxuumada waxaa Tacsi u diraya reer Cadulle Xirsi Meelkasta oo ay joogaan si gaar waxa Tacsi ugu diraya.
Axmed Cali Cabdulle
Axmed Maxamed Cabdulle
Bashiir Maxamed Cabdulle
Cabdirashiid Cali Cabdulle
Xasan Cabdi Cabdulle
Filsan Maxamed Cabdulle
Ayaan Maxamed Cabdulle
Xasan Aadan Cabdulle
Cabdi Aadan Cabdulle
Khadiijo Cabdi Cabdulle
Shukri Cali Cabdulle
Basro aadan Cabdule
Xalimo Maxamuud Cabdulle
Aamino Aadan Cabdulle
Xaliimo Aadan Cabdulle
Caasho Maxamud Cabdulle
Sahro Cali Cabdulle
Foos Cali Cabdulle
Canab Cali Cabdulle
Xaliimo Jaamac Shidane
Nuur Jaamac Shidane
Mako Muxumed Cabdulle
Cabdirisaaq Jaamac Shidane
Haashim Cabdi Cabdulle
Xaawo Muxumed Cabdulle
Fartuun Cali Cabdulle
Asad Yuusuf Cabdulle
Seynab Yuusuf Cabdulle
Cabdiwali Maxamed Cabdulle
Xuseen Cabdi Cabdulle
Faadumo Jamac Shidane
Maxamed Cali Cabdulle
waxa ay kala joogaan Dalka Gudihiisa iyo dibadiisa
dhamaantood waxa ay ilaaheey uga baryayaan Marxuumada Ubax Xasan Cabdulle inuu Naxariistii Jano Ka waraabiyo qoyskii iyoq araabadii ay ka baxdeyna uu samir iyo imaan ka siiyo.
inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajucuun.
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login