Waxaan qoray Tixdan Maanso ee aan ugu magac daray Muqdishow Nasiibkeed, Maantuu u wacanyahay, Goor habeen ah, anigoo Maraya mid ka mida Wadooyinka Caasimadda.
Halkan ayaan ku dhashay kunasoo barbaaray, waxaana iminka ii muuqanaya wax aad uga duwan wixii aan Magaalada kusoo bartay ee ahaa inaanay Dadku ku dhiiran karayn socod Habeennimo, Colaadihii jiri jiray awgood.
Sidaas darteed baan u jecleystay inaan wax un ugu darsado Sheekooyinka wanaagsan ee ay Dhawaanahan Dalka iyo Xaalkiisa Maanta ka sheegayeen Af-Maalka Soomaaliyeed iyo inta kale ee ka hadashay oo Caalamka ahba.
Waa tanaa Tixdii ee Aqris wacan:
.
.

Mohamed Abdullahi Dhaaley
W/ CURIYAY: Mohamed Abdullahi Dhaaley
Mohammed_dhaley@hotmail.com
________________________________
Share on Facebook
Bahda Sport-ga Toronto Casho soo dhaweyn iyo Sagoo...
Abuu Mansuur Al-Amriiki oo la xaqiijiyay inuu nool...
La mood noqonse wayday!
Cabdiweli iyo Faroole oo u dhoofay Kenya
Madaxweynaha oo kulan casho ah la qaatay saraakiis...
Faroole Garowe Gooso Not Puntland
Mombasa riots deepen concern about religious tensi...
Sheekh Shariif oo si kulul uga jawaabay hadalkii W...
Askar Shabaab ah oo maanta soo goostay Wanlaweyn
IGAD's Shocking MOU
Al-Shabaab ‘executes’ French hostage Denis Allex
Maangal Ma Noqoneyso Laxow-jecleysiga Kismaayo
![]() |
| Site Admin |
| Qaranimo on Facebook |
| Entries RSS |
| Comments RSS |
|
| Copyright @ 2005 Qaranimo Online All Rights Reserved! |

Socialize