Fadeexad lasoo daristay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Malaysia (Dhageyso)
Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Malaysia Mudane Salaad Ali Ibrahim Catoosh ayaa soo baxday durbaba fadeexad ku aadan tasoo lagu sababeeyay hab dhaqanka ardayda iyo qaar katirsan Soomaalida Malaysia.
Safiirka ayaa isagu waxa lasoo magacaabay xiligii Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed hasa ahatee waxa uu hawlihiisa diblumaasinimo u watay si caadiya, hadaba dhawan ayaa waxa soo baxday in safiirka uu qaar katirsan Maxabiis ula dhaqmay qaab ka baxsan diblumaasinimada .
Naiimo Faarax oo ah hooyo Soomaaliyeed mudo dheerna deganaeed dalka Thailand balse iyadu xabsi ku gashay Malaysia aya ka shekeyneysa hab dhaqankii loola macaamilay ka gadaal markii uu booqday Safiirka Soomaaliya Malaysia Salaad Ali Ibrahim Catoosh balse nasiib daro sida ay shegtay Naciima waxa loola dhaqmay qaab faquuq oo ay shegtay in qabiil lagu colaadiyay.
Dhibanahan Soomaaliyeed watanaa iyadoo ka Hadleysay dhibka lo gestay:
.
.
Kuala lumpur Malaysia
_______________________________
Share on Facebook
Other Interesting posts:

Posted by
QOL Admin
on January 31, 2013. Filed under
Warka Maanta.
You can follow any responses to this entry through the
RSS 2.0.
Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.
You must be logged in to post a comment Login