Home » 2013 » February

Cabinet submits Human Rights Law and embarks on judicial reform

Human rights and judicial reform are at the centre of the government’s legislative agenda, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said as his Cabinet submitted a package of critical legislation to the Parliament.   The Prime Minister and his Cabinet approved four draft laws covering human rights reform, judicial reform, and district and regional […]

Share on Facebook
War Saxafadeed Shirkii Golaha Wasiirada.

Khamiis, Feb. 28, 2013 | Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixino laga dhagaystay Wasiiro ka soo noqday safaro shaqo oo ay ku tageen dalalka Suudaan iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Aduunku wuu na eegayaa waxeyna eegayaan in aan nahay ummad cadaalad ah

Muqdisho, Soomalia,Febraayo,28 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xassaasi ah Madaxtooyadda kula qaatay 60 Garsorayaal oo ka kala socday Maxkamada Sare, Maxkamada Dhexe iyo Maxkamada Gobolka. Kulanka ayuu Madaxweynaha kaga hadlay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa Garsoorka oo tiir weyn ka ah “Lixda Tiir Siyaasadeed” ee Madaxweynaha. […]

Share on Facebook
Continue reading …
Qodobadda la rabo in laga bedelo xeerka golayaasha deegaannada Dawladda Puntland

Qoraalkan waxaa loo gudbiyey Guddiga joogtada ah ee Golaha wakiiladda ee DPL. Guddiga joogtada ahina waxay ku celiyeen madaxweynaha si uu isugu yeero xubnaha golaha oo hadda fasax ku maqan ama u soo celiyo xeerkan kalfadhiga inagu soo aaddan. waxaa hadda laga warsugayaa madaxweynaha si uu labadaas go’aan mid u qaato. dib ayaan warqadda guddiga […]

Share on Facebook
Continue reading …

9 Rademal Falcao oo Kooxdiisa Atletico Madrid keenay Finalka Copa Dal Rey 2012-2013 ka dib Markii ay reebeen Sevilla Kooxda Atletico Madrid ayaa u soo Gudubtay Finalka Copa Dal Rey 2012-2013 ka dib Markii Lugtii 2 ee Sami finalka ay Barbardhac 2-2 la galeen Kooxda Sevilla waxana Kulankii xlay ee Meertada 2 ee labada Kooxodo […]

Share on Facebook
Continue reading …

faadumo Duur oo 22 sano ka dib Caawa ka qeybgali doonta bandhig faneed Lagu Tabarucayo Caruurta Darbi Jiifka Muqdisho Waxaa Caawa lagu qaban doonaa hotelka City Placa ee Magaalada Muqdisho Bandhif Faneed Lagu caawin doono Caruurta Darbi Jiifka ee ku dhaqan Muqdisho,waxana Bandhig faneedkaan soo agaasimay Maamulka Gobolka Banaadir. Bandhig faneedkaan oo ah mid nxiiso […]

Share on Facebook
Continue reading …
Shirweynihii 1aad ee qurba jooga Beesha Karanle ee Canada!

April 27, 2011 – QOL -Waxaa malintii ay tariikhdu ahayd  April 24, 2011 magaalada Toronto lagu qabtay Kulan balaaran ay isugu yimaadeen dhamaan Jaaliyada Beesha Karanle ee ku nool dalka Canada. Waxaa shirkaasi ka soo qeybgalay  dhamaan xubnaha beesha oo isugu jira Hogaamiyasha dhaqanka, Culumaa’udiinka, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanada, Haweenka iyo Dhalinyarada Beesha Karanle. Shirkaasi waxaa si […]

Share on Facebook
Continue reading …

Central Somalia is key to the future and stability of Somalia. In this respect, the recent unexpected successes of Mohamed Adan Tiiceey to unite the forceful sub clans of the Suleiman Habr Ghedir in the establishment of Himan and Heeb Regional State (HHS) since 2009 is noteworthy and remarkable.   Today, Cadaado District  is fast […]

Share on Facebook
Continue reading …
AfDB Commits US $57.66 Million Towards Food Security Program in Horn of Africa

Four million pastoralists to benefit in the first five years   NAIROBI, Kenya, February 27, 2013/ – The African Development Bank (http://www.afdb.org) today signed a US $57.66-million loan agreement for the multinational Drought Resilience and Sustainable Livelihoods Program (DRSLP) in the Horn of Africa (HoA) with the Government of Kenya, bringing to US $3.04 billion […]

Share on Facebook
Continue reading …

بسم الله الرحمن الرحيم 17 Rabi Al-Akhar, 1434 (27/02/2013) – For the nearly five years that the Mujahideen governed the entire regions of Southern Somalia, including the vast stretch of the colonial Somali-Kenyan border, you were living in safety and with a bustling economy. Your country enjoyed relative peace and stability; religious strife between the […]

Share on Facebook
Continue reading …