Maxaa Kala Heysta Sabtiga vs Axada Koonfur Afrika vs Mali vs Ivore Coast vs Neyjeria ( Kulamada Ugu adag Wareega 8 )

Waxaa Sabtiga iyo Axada ka qorsheysan qaar ka mida Garoomada Kubada cagta ee ku Yaala Koonfur afrika Kulamadii Lugta 8 ee Qaramada Afrika 2013ka oo ay marti galiyeen Wadanka Koonfur afrika.

4 kulan ayaa dhici doona 2 vs 3 Febraayo 2013ka waxaana Maalinta Sabtiga Ciayari doona Kulanka 1 oo ah kana ugu jilicsan wareegaan Xulak Ghana vs Cap Varde,Halka Maalintaasi Kulan kale oo xiiso badan uu dhexmari doono Wadamada Koonfur afrika vs Mali kaasoo ka mida 2 kualn ee ugua dag wareegaan.

Maalinta xigta ee Axada 3-2-2013ka waxaa qorsheysan 2 kulan oo ka Tirsan wareega 8 kaasoo midka hore uu yahay Clasicada Wareegaan waxa uuna u dhaaxeeyaa Wadamada Ivore Coast vs Neyjeiya halka kulanka xiga oo isna dabyar aan shideyn uu dhxmari doono Burkino Faso vs Togo.

hadaba 4tee wadan ayaa u boqooli doonta Sami finalka Koobkaan oo qabsoomi doona 6-2-2013 iyadoo xulalka loo sii saadaalinayo inay u gudbaan Sami finalka laga Tilmaami karo Ghan,Koonfur afrika,Ivoire Coast vs Nejeriya Midkood iyo Buirkino Faso vs Togo midkood waa qiimeynta aan ku qiyaaseyno Saadaasha cida u baxeysa Sami finalka Koobkaan.

.

.

Waxaa diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

______________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on February 1, 2013. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.